{"id":23511,"date":"2015-01-23T16:03:00","date_gmt":"2015-01-23T13:03:00","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=23511"},"modified":"2015-01-23T16:03:00","modified_gmt":"2015-01-23T13:03:00","slug":"boqorkii-sacuudiga-boqor-cabdalla-oo-xalay-saqdhexe-ku-geeriyooday-magaladda-riyaad","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2015\/01\/boqorkii-sacuudiga-boqor-cabdalla-oo-xalay-saqdhexe-ku-geeriyooday-magaladda-riyaad\/","title":{"rendered":"Boqorkii Sacuudiga Boqor Cabdalla oo Xalay saqdhexe  ku geeriyooday magaladda Riyaad"},"content":{"rendered":"<div id='gallery-1' class='gallery galleryid-23511 gallery-columns-3 gallery-size-thumbnail'><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon landscape'>\n\t\t\t\t<a href='https:\/\/warsom.com\/wararka\/2015\/01\/boqorkii-sacuudiga-boqor-cabdalla-oo-xalay-saqdhexe-ku-geeriyooday-magaladda-riyaad\/king_abdullah_saudi-620x350-342x193\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"150\" height=\"150\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2015\/01\/King_Abdullah_Saudi-620x350-342x193-150x150.jpg\" class=\"attachment-thumbnail size-thumbnail\" alt=\"\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure>\n\t\t<\/div>\n\n<p>War Rasmi ah oo ka soo baxay Boqortooyadda Daklka sacuudiga ayaa waxcaa uu shaaca ka qaaday in  Xalay Saacaddu marka ay ku beegneed 1-da Habeenimo Xiliga Geeska Afrika uu geeriyooday Allaha u naxariistee Boqor Cabdalla Bin Cabdulcasiis oo ahaa Boqorkii Xukumayay Dowladda Sacuudi Carabiya<\/p>\n<p>Bororka ayaa u geeriyooday xanuun in muddo haayay isaga oo xalay ku geeriyooday Magaalada Caasimadda ah ee Riyaad<br \/>\nIsla Bayaan soo baxay geerida Boqorka kadib ayaa lagu sheegay in Marxuumka badali doono Amiir Salmaan Bin Cabdulcasiis uuna yahay xiligaas kadib Boqorka Sacuudiga ee dhaxlaya Marxuumka.<br \/>\nBoqorka geeriyooday ayaa xilka qabtay sanadkii 2005 waxaana lagu xasuustaa waxqabad badan oo u qabtay Wadanka Sacuudiga.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>War Rasmi ah oo ka soo baxay Boqortooyadda Daklka sacuudiga ayaa waxcaa uu shaaca ka qaaday in Xalay Saacaddu marka ay ku beegneed 1-da Habeenimo Xiliga Geeska Afrika uu geeriyooday Allaha u naxariistee Boqor Cabdalla Bin Cabdulcasiis oo ahaa Boqorkii Xukumayay Dowladda Sacuudi Carabiya Bororka ayaa u geeriyooday xanuun in muddo haayay isaga oo xalay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-23511","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/23511","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=23511"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/23511\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":23513,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/23511\/revisions\/23513"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=23511"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=23511"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=23511"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}