{"id":23503,"date":"2015-01-23T15:04:01","date_gmt":"2015-01-23T12:04:01","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=23503"},"modified":"2015-01-23T15:04:01","modified_gmt":"2015-01-23T12:04:01","slug":"wadooyinka-muqdisho-oo-weli-xiran-dadka-oo-walaac-kamujiye","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2015\/01\/wadooyinka-muqdisho-oo-weli-xiran-dadka-oo-walaac-kamujiye\/","title":{"rendered":"Wadooyinka Muqdisho oo weli xiran &#038; Dadka Oo walaac kamujiye"},"content":{"rendered":"<div id='gallery-1' class='gallery galleryid-23503 gallery-columns-3 gallery-size-thumbnail'><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon landscape'>\n\t\t\t\t<a href='https:\/\/warsom.com\/wararka\/2015\/01\/wadooyinka-muqdisho-oo-weli-xiran-dadka-oo-walaac-kamujiye\/78-4\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"150\" height=\"150\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2015\/01\/783-150x150.jpg\" class=\"attachment-thumbnail size-thumbnail\" alt=\"\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure>\n\t\t<\/div>\n\n<p>Waxaa weli xiran dhamaan wadooyinka Magaalada Muqdisho ee caasimada dalka xili Madaxtooyada Soomaaliya ay xaqiijisay in Safarkii Erdogan uu ku imaan lahaa Magaalada Muqdisho uu Baaqday.<\/p>\n<p>Waxaa ilaa iyo hada xiran inta badan Wadooyinka halboolaha u ah Muqdisho, iyadoona Shacabka ku dhaqan magaalada Muqdisho ay saaka kusoo tooseen wadooyin badan oo xiran.<\/p>\n<p>Sidoo kale, Ciidamada amaanka ayaa saaka isku gadaamay laamiyada waaweyn ee magaalada Muqdisho, waxaana meelaha qaar loo diidayaa in ay isticmaalaan gaadiidka iyo dadwenaha, halka sidoo kalena ay jiraan meelo shacabka xitaa laga celinayo.<\/p>\n<p>Guud ahaan wadada Makka Al-mukarrama ayaa saaka ahayd mid xiran, waxaana sidoo kale jira wadooyin kale oo muhiim ah, misane isku socodka gaadiidka iyo dadweynaha loo diiday.<\/p>\n<p>Dad weynaha ayaa iyagu is weydiinaayo sababta uu usii xiran yahay wadooyinka maadaama uu baaqday Socdaalkii Madaxweynaha dalka Turkiga uu ku imaan lahaa Magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p>Madaxweynaha Turkiga ayaa saaka safarkii uu ku imaan lahaa magaalada Muqdisho baajiyay ka dib markii uu geeriyooday boqorkii dalka Sacuudiga Cabdalla Bin Cabdicasiis.<br \/>\nDhinaca kale waxaa cabasho xowgan kamujiye Dadka Xamalatada ah Xerida Wadooyinka Xiliyada ey Sow dagayaan ama ey baxaayaan  <\/p>\n<!--[if lt IE 9]><script>document.createElement('audio');<\/script><![endif]-->\n\t<div class=\"wp-playlist wp-audio-playlist wp-playlist-light\">\n\t\t\t<div class=\"wp-playlist-current-item\"><\/div>\n\t\t<audio controls=\"controls\" preload=\"none\" width=\"674\"\n\t\t\t><\/audio>\n\t<div class=\"wp-playlist-next\"><\/div>\n\t<div class=\"wp-playlist-prev\"><\/div>\n\t<noscript>\n\t<ol>\n\t\t<li><a href='https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2015\/01\/14.mp3'>110125_024<\/a><\/li>\t<\/ol>\n\t<\/noscript>\n\t<script type=\"application\/json\" class=\"wp-playlist-script\">{\"type\":\"audio\",\"tracklist\":true,\"tracknumbers\":true,\"images\":true,\"artists\":true,\"tracks\":[{\"src\":\"https:\\\/\\\/warsom.com\\\/wararka\\\/wp-content\\\/uploads\\\/2015\\\/01\\\/14.mp3\",\"type\":\"audio\\\/mpeg\",\"title\":\"110125_024\",\"caption\":\"\",\"description\":\"\\\"110125_024\\\" by My Recording.\",\"meta\":{\"artist\":\"My Recording\",\"length_formatted\":\"0:20\"},\"image\":{\"src\":\"https:\\\/\\\/warsom.com\\\/wararka\\\/wp-includes\\\/images\\\/media\\\/audio.svg\",\"width\":48,\"height\":64},\"thumb\":{\"src\":\"https:\\\/\\\/warsom.com\\\/wararka\\\/wp-includes\\\/images\\\/media\\\/audio.svg\",\"width\":48,\"height\":64}}]}<\/script>\n<\/div>\n\t\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Waxaa weli xiran dhamaan wadooyinka Magaalada Muqdisho ee caasimada dalka xili Madaxtooyada Soomaaliya ay xaqiijisay in Safarkii Erdogan uu ku imaan lahaa Magaalada Muqdisho uu Baaqday. Waxaa ilaa iyo hada xiran inta badan Wadooyinka halboolaha u ah Muqdisho, iyadoona Shacabka ku dhaqan magaalada Muqdisho ay saaka kusoo tooseen wadooyin badan oo xiran. Sidoo kale, Ciidamada [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-23503","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/23503","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=23503"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/23503\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":23506,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/23503\/revisions\/23506"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=23503"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=23503"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=23503"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}