{"id":23485,"date":"2015-01-21T10:37:38","date_gmt":"2015-01-21T07:37:38","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=23485"},"modified":"2015-01-21T10:38:20","modified_gmt":"2015-01-21T07:38:20","slug":"yaa-ku-faraxsan-in-dib-u-soo-laabto-wasiirka-war-faafinta-mustaf-dhuxuloow","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2015\/01\/yaa-ku-faraxsan-in-dib-u-soo-laabto-wasiirka-war-faafinta-mustaf-dhuxuloow\/","title":{"rendered":"Yaa ku faraxsan In dib-u- soo laabTo Wasiirka War-faafinta Mustaf Dhuxuloow?"},"content":{"rendered":"<div id='gallery-1' class='gallery galleryid-23485 gallery-columns-3 gallery-size-thumbnail'><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon landscape'>\n\t\t\t\t<a href='https:\/\/warsom.com\/wararka\/2015\/01\/yaa-ku-faraxsan-in-dib-u-soo-laabto-wasiirka-war-faafinta-mustaf-dhuxuloow\/wasiir-dhuxuloow\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"150\" height=\"150\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2015\/01\/Wasiir-dhuxuloow-150x150.jpg\" class=\"attachment-thumbnail size-thumbnail\" alt=\"\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure>\n\t\t<\/div>\n\n<p>Golaha Wasiirada cusub oo lafilaayo in uu sow magacaabo dr cumar c\/rashiid malagayaabaa in uu mar sadaxaat uu  ku sow laabto Mustaf Dhuxoloow oo ahaa Wasiirkii hore ee Wasaaradda War-faafinta Soomaaliya,<br \/>\nInkastoo weriyayaashu ey ogen in uu ku sow laabto musdaf dhuxulow golaha wwasiirada cusub o uu sow  magacaabi  downo  cumar c\/rashiit  waxaa muuqda in aysan waxba iska bedeli doonin Wasaaradda War-faafinta marka laga reebo balanqaadyo uu usameeyay shaqaalaha Wasaaradda oo ahaa in haddii wasaaradda lagu sooceliyo uu wax badan ka bedeli doono Idaacadda iyo TV-ga Qaranka.<\/p>\n<p>Mudane Dhuxuloow ayaan marnaba looga fadhin in muddada uu hayo xilkaani ay wax iska bdelidoonaan xilalka ay dhaxalka u heystaan Maamulka TV-ga iyo Idaacadda Dowladda kuwaasoo qaarkood ayba iskuheystaan in qalabka iyo dhismahaba ay iyagu leeyihiin.<\/p>\n<p>Shaqaalaha Wasaarada War-faafinta ayaa gacan ka geeystay in Wasiirka Xaafiiskiisa lagu sooceliyo waayo waxaay cabsi ka qabeen in Wasiirkale inta la soomagacaabo uu Xilalka ka qaado Madax ay kamidyihiin C\/raxiin Cadoow, C\/raxmaan Al-cadaala iyo Bahlaawi oo ah shaqsiyaadka is leheysiiyay Waaxaha war-baahinta Dowladda.<br \/>\nSidoo kale waxaa iyana sii socon doona cadaadiska ay kadanbeeyaan Shaqsiyaad kujira Maamulka War-baahinta dowladda ee laguhayo idaacadaha madaxbannaan ee Magaaladda Muqdisho kajira.<\/p>\n<p>Waa run in Wasiir Dhuxuloow yahay shaqsi caawinaad badan oo jecel in wax wayn uu kabedelo xaaladda ay kusuganyihiin dhalinyarada Soomaaliyeed eek u dayacan wadooyinka Magaalada ,balse dhinaca war-faafinta waxaa jira dhaliilo badan oo suxufiyiintu ay usoojeediyaan kuwaasoo laxiriira aragtidiisa ku aadan War-baahinta xorta ah.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Golaha Wasiirada cusub oo lafilaayo in uu sow magacaabo dr cumar c\/rashiid malagayaabaa in uu mar sadaxaat uu ku sow laabto Mustaf Dhuxoloow oo ahaa Wasiirkii hore ee Wasaaradda War-faafinta Soomaaliya, Inkastoo weriyayaashu ey ogen in uu ku sow laabto musdaf dhuxulow golaha wwasiirada cusub o uu sow magacaabi downo cumar c\/rashiit waxaa muuqda in [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-23485","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/23485","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=23485"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/23485\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":23487,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/23485\/revisions\/23487"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=23485"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=23485"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=23485"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}