{"id":23473,"date":"2015-01-20T09:49:31","date_gmt":"2015-01-20T06:49:31","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=23473"},"modified":"2015-01-20T09:50:54","modified_gmt":"2015-01-20T06:50:54","slug":"rwasaare-sharmaarke-oo-ku-jahwareersan-inta-u-dhexeysa-madaxweynaha-iyo-baarlamaanka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2015\/01\/rwasaare-sharmaarke-oo-ku-jahwareersan-inta-u-dhexeysa-madaxweynaha-iyo-baarlamaanka\/","title":{"rendered":"R\/wasaare Sharmaarke oo ku jahwareersan inta u dhexeysa Madaxweynaha iyo Baarlamaanka"},"content":{"rendered":"<div id='gallery-1' class='gallery galleryid-23473 gallery-columns-3 gallery-size-thumbnail'><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon landscape'>\n\t\t\t\t<a href='https:\/\/warsom.com\/wararka\/2015\/01\/rwasaare-sharmaarke-oo-ku-jahwareersan-inta-u-dhexeysa-madaxweynaha-iyo-baarlamaanka\/qa\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"150\" height=\"150\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2015\/01\/QA-150x150.jpg\" class=\"attachment-thumbnail size-thumbnail\" alt=\"\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure>\n\t\t<\/div>\n\n<p>R\/wasaaraha Soomaaliya Cumar C\/rashiid ayaa ku jahwareersan Siyaasadaha dhextaalka u ah Madaxweyne Xassan shiiq iyo Xildhibaanada baarlamaanka soomaalida.<\/p>\n<p>R\/wasaaraha oo marba warqad iyo Liis uga imaanayo xafiiska Madaxweynaha ayaa waxaa si ula kac ah uga soo horjeesanaayo xildhibaanada oo iyagu meel fog ka ilaashanaayo dhaqdhaqaaqyada Madaxweynaha.<\/p>\n<p>R\/wasaare Sharmaarke oo aan godob labada dhinac toona ka galin, ayaa waxa uu hadana u muuqanayaa in kalsoonida uu ku weynaayo ka ag dhawaanshaha Madaxweynaha Qaranka oo isagu lagu diidan yahay tiro saaxiibadiisa oo dadaal ugu jiro inay ka dhexmuuqdan Wasiirada cusub.<\/p>\n<p>Maalmo kooban ayaa u harsan R\/wasaaraha, waxaana dhowr jeer looga digay in xukuumadiisa uu kusoo daro wasiiradii hore loogu celshay.<\/p>\n<p>Waxaa suuragal noqon karta in Xukuumada cusub ay kusoo laabtaan inta badan wasiirada, iyadoona kuwa harsan lagu buuxin doono Siyaasiyiin kale<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>R\/wasaaraha Soomaaliya Cumar C\/rashiid ayaa ku jahwareersan Siyaasadaha dhextaalka u ah Madaxweyne Xassan shiiq iyo Xildhibaanada baarlamaanka soomaalida. R\/wasaaraha oo marba warqad iyo Liis uga imaanayo xafiiska Madaxweynaha ayaa waxaa si ula kac ah uga soo horjeesanaayo xildhibaanada oo iyagu meel fog ka ilaashanaayo dhaqdhaqaaqyada Madaxweynaha. R\/wasaare Sharmaarke oo aan godob labada dhinac toona ka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-23473","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/23473","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=23473"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/23473\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":23475,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/23473\/revisions\/23475"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=23473"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=23473"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=23473"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}