{"id":23440,"date":"2015-01-19T17:54:11","date_gmt":"2015-01-19T14:54:11","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=23440"},"modified":"2015-01-19T18:23:20","modified_gmt":"2015-01-19T15:23:20","slug":"degdeg-wadoyin-muqdisho-oo-inta-badan-xeran","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2015\/01\/degdeg-wadoyin-muqdisho-oo-inta-badan-xeran\/","title":{"rendered":"DEGDEG  Wadoyinka Muqdisho Oo inta Badan Xeran"},"content":{"rendered":"<div id='gallery-1' class='gallery galleryid-23440 gallery-columns-3 gallery-size-thumbnail'><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon landscape'>\n\t\t\t\t<a href='https:\/\/warsom.com\/wararka\/2015\/01\/degdeg-wadoyin-muqdisho-oo-inta-badan-xeran\/rr-2\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"150\" height=\"150\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2015\/01\/RR-150x150.jpg\" class=\"attachment-thumbnail size-thumbnail\" alt=\"\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure>\n\t\t<\/div>\n\n<p><strong><br \/>\nCaasimada Somaliya ee muqdisho Ayaa Gabi ahaan Inta Badan Xeran Marka ay soo dagayaan  Masuuliyiin sarsare  ee kasocota Besha calamka  Isku socodka Gaadiidka Oo marqura Laxeray &#038; gobihii Ganacsiga oo Albaabaha Loolabay<br \/>\nCaasimada Somaliaya Ayaa Inata badan looga bartay marka ay dowlada shirqabaneyso ama ay soo dagayaan masulyhn sarsare ayaa gabi ahaan hakad lagaliyaan, isku socodka gaadiidka iyo goobaha ganacsiga&#8217;<\/p>\n<p>cabaas yare oo ka mid ah wadayaasha gaadiidleyda ayaa waxaa uu warsom.com u sheegay in ay ku dhib qabaan dowlada hada wadanka ka jirta taasi oo uu ku sheegay in ay waayeen biilka guriga wuxuuna dowlada ugu qaabay in ay xerin  wadoyinka ay ka qaraabtaan gaadiidka bii&#8217;elka ee ka hoolga gudaha wadanka.<\/p>\n<p>Naasir oo asna ka mid ah ganacsatada ayaa sheegaya in ay aad ugu dhib qabaan Wadooyinka Laxero Xiliyada ey Airbotka Muqdisho Ey kasow dagayaan madaxsarsare woodoyinka oo xirma ama laga celsho shacabka soomaaliyeed iyagoo  inta badan askarta dowlada ay dadka ku qasbaan in aysan marin wadada ay u xeran tahay ciidanka dowlada somaalia <\/p>\n<p><\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Caasimada Somaliya ee muqdisho Ayaa Gabi ahaan Inta Badan Xeran Marka ay soo dagayaan Masuuliyiin sarsare ee kasocota Besha calamka Isku socodka Gaadiidka Oo marqura Laxeray &#038; gobihii Ganacsiga oo Albaabaha Loolabay Caasimada Somaliaya Ayaa Inata badan looga bartay marka ay dowlada shirqabaneyso ama ay soo dagayaan masulyhn sarsare ayaa gabi ahaan hakad lagaliyaan, isku [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-23440","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/23440","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=23440"}],"version-history":[{"count":8,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/23440\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":23449,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/23440\/revisions\/23449"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=23440"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=23440"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=23440"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}