{"id":23425,"date":"2015-01-19T15:58:20","date_gmt":"2015-01-19T12:58:20","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=23425"},"modified":"2015-01-19T15:58:20","modified_gmt":"2015-01-19T12:58:20","slug":"hawiye-oo-war-kasoo-saaray-wasiirada-cusub-ee-la-soo-dhisi-doono","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2015\/01\/hawiye-oo-war-kasoo-saaray-wasiirada-cusub-ee-la-soo-dhisi-doono\/","title":{"rendered":"Hawiye oo war kasoo saaray wasiirada cusub ee La soo Dhisi Doono"},"content":{"rendered":"<div id='gallery-1' class='gallery galleryid-23425 gallery-columns-3 gallery-size-thumbnail'><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon landscape'>\n\t\t\t\t<a href='https:\/\/warsom.com\/wararka\/2015\/01\/hawiye-oo-war-kasoo-saaray-wasiirada-cusub-ee-la-soo-dhisi-doono\/attachment\/87\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"150\" height=\"90\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2015\/01\/87-150x90.jpg\" class=\"attachment-thumbnail size-thumbnail\" alt=\"\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure>\n\t\t<\/div>\n\n<p>Odayaasha Dhaqanka iyo midnimada Beelaha Hawiye, ayaaRa\u2019iisul Wasaaraha Soomaaliya waxa ay kula taliyeen inuu soo dhiso Xukuumad tayo leh, kadib<br \/>\nmarkii Baarlamaanka Soomaaliya ay ka horyimaadeen Xukuumaddii 12\u00adkii Bishan uu soo dhisayRa\u2019iisul Wasaaraha Soomaaliya.<\/p>\n<p>Maxamed Xasan Xaad Guddoomiyaha Odayaasha Dhaqanka Iyo midnimada Beelaha Hawiye,<br \/>\nayaa wuxuu tilmaamay in Ra\u2019iisul Wasaaraha Soomaaliya uu soo dhiso Xukuumad laga fekeray oo<br \/>\nshacabka Soomaaliyeed u shaqeysa.<\/p>\n<p>Wuxuu sheegay hadii ay yihiin Odayaasha Dhaqanka, mar waliba ay tixgelinayaan fekerada iyo aragtida madaxda Dowladda Federaalka Soomaaliya, balse muhiim ay tahay ayuu yiri in la eego danta guud oo laga tago mida gaarka ah.<\/p>\n<p>\u201cSi wadanka dowlad uu u helo Ra\u2019iisul Wasaaraha iyo Madxweynaha anagoo garab taagan<br \/>\nfekerkooda iyo dadaalkooda soo dhaweynayna hadana ay ka fekeraan wax un dadka wax u<br \/>\ntaraayo, Baarlamaanka iyo Bulshada ay ku qancin karaan, Baarlamaanka wax ha fududeeyaan<\/p>\n<p>mida qaaska mida caamka halaga horumariyo\u201dAyuu yiri Maxamed Xasan Xaad<\/p>\n<p>Ra\u2019iisul Wasaaraha Soomaaliya ayaa hada ku mashquulsan wax ka bedelida Xukuumadda, maadaama ay diideen Xildhibaanada Baarlamaanka<br \/>\nSoomaaliya inay ansixiyaan Xukuumada, taasina ay keentay in Ra\u2019iisul Wasaaraha uu ku dhawaaqo inuu dib u habeyn ku sameynaayo Xukuumadiisa.<\/p>\n<p>Dowladda Xasan Sheekh oo oo wax ka yar 2\u00adsano ay u harsan yihiin, ayaa la kulmaysa caqabado badan iyo dhaliilo kala duwan oo kaga imaanaayo<br \/>\nBulshada Soomaaliyeed iyo siyaasiyiinta,<br \/>\nAyadow Aan Ognahay In Wariyaal somaliyed Oo si sharci Daro ah ey Ugu Xeranyihiin Dowlada Uu madaxwenaha Kayahay Xasan sh maxamuud Mudda Kabadan 5 Bilood <\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Odayaasha Dhaqanka iyo midnimada Beelaha Hawiye, ayaaRa\u2019iisul Wasaaraha Soomaaliya waxa ay kula taliyeen inuu soo dhiso Xukuumad tayo leh, kadib markii Baarlamaanka Soomaaliya ay ka horyimaadeen Xukuumaddii 12\u00adkii Bishan uu soo dhisayRa\u2019iisul Wasaaraha Soomaaliya. Maxamed Xasan Xaad Guddoomiyaha Odayaasha Dhaqanka Iyo midnimada Beelaha Hawiye, ayaa wuxuu tilmaamay in Ra\u2019iisul Wasaaraha Soomaaliya uu soo dhiso Xukuumad [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-23425","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/23425","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=23425"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/23425\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":23427,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/23425\/revisions\/23427"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=23425"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=23425"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=23425"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}