{"id":23416,"date":"2015-01-19T15:26:12","date_gmt":"2015-01-19T12:26:12","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=23416"},"modified":"2015-01-19T15:26:12","modified_gmt":"2015-01-19T12:26:12","slug":"sir-culus-oo-ey-heshay-warsom-com-maxaa-kalasocota-mweyne-erdogan-imantinka-muqdisho","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2015\/01\/sir-culus-oo-ey-heshay-warsom-com-maxaa-kalasocota-mweyne-erdogan-imantinka-muqdisho\/","title":{"rendered":"Sir Culus Oo ey Heshay Warsom.com  Maxaa Kalasocota M\/weyne Erdogan Imantinka Muqdisho"},"content":{"rendered":"<div id='gallery-1' class='gallery galleryid-23416 gallery-columns-3 gallery-size-thumbnail'><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon landscape'>\n\t\t\t\t<a href='https:\/\/warsom.com\/wararka\/2015\/01\/sir-culus-oo-ey-heshay-warsom-com-maxaa-kalasocota-mweyne-erdogan-imantinka-muqdisho\/78-2\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"150\" height=\"150\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2015\/01\/781-150x150.jpg\" class=\"attachment-thumbnail size-thumbnail\" alt=\"\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure>\n\t\t<\/div>\n\n<p>Madaxweeynaha dalka Turkiga Mr.Recep Tayyip Erdogan ayaa lagu casumay in uu xariga ka jaro xaflada furitaanka garoonka diyaaradaha magaalada Muqdisho ee Aadan Cadde International Airport .<\/p>\n<p>Waxaa lagu wadaa maanta in ay soo gaaraan magaalada Muqdisho ciidamo Turki ah oo aad u tababaran kuwaas oo kor ka waardiyeen doona Madaxweeynaha dalka Turkiga Mr.Recep Tayyip Erdogan sida uu nagu soo gaarsiiyay mid ka mid ah Madaxda sare ee Dowladda Somaliya .<\/p>\n<p>Garoonka diyaaradaha magaalada Muqdisho ee Aadan Cadde International Airport ayaa waxaa mudo dheer ka socday dhismo casri ah oo ay ka dhex wadeen injineero u dhashay dalka Turkiga.<\/p>\n<p>Sidoo kale Furitaanka xaflada garoonka Diyaaradaha ayaa waxa ay dhici doontaa taariikhdu marka ay tahay 23-ka bishaan Jaanaayo waana maalinta Jimcaha ah ee fooda inagu soo haysa .<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweeynaha dalka Turkiga Mr.Recep Tayyip Erdogan ayaa lagu casumay in uu xariga ka jaro xaflada furitaanka garoonka diyaaradaha magaalada Muqdisho ee Aadan Cadde International Airport . Waxaa lagu wadaa maanta in ay soo gaaraan magaalada Muqdisho ciidamo Turki ah oo aad u tababaran kuwaas oo kor ka waardiyeen doona Madaxweeynaha dalka Turkiga Mr.Recep Tayyip Erdogan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-23416","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/23416","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=23416"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/23416\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":23419,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/23416\/revisions\/23419"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=23416"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=23416"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=23416"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}