{"id":23395,"date":"2015-01-19T14:36:26","date_gmt":"2015-01-19T11:36:26","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=23395"},"modified":"2015-01-19T14:36:26","modified_gmt":"2015-01-19T11:36:26","slug":"xarakada-al-shabaab-oo-goob-fagaare-ah-ku-toogatay-axmed-cali-geedi","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2015\/01\/xarakada-al-shabaab-oo-goob-fagaare-ah-ku-toogatay-axmed-cali-geedi\/","title":{"rendered":"Xarakada Al-Shabaab oo Goob Fagaare ah ku toogatay Axmed Cali Geedi"},"content":{"rendered":"<div id='gallery-1' class='gallery galleryid-23395 gallery-columns-3 gallery-size-thumbnail'><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon landscape'>\n\t\t\t\t<a href='https:\/\/warsom.com\/wararka\/2015\/01\/xarakada-al-shabaab-oo-goob-fagaare-ah-ku-toogatay-axmed-cali-geedi\/attachment\/40\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"150\" height=\"150\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2015\/01\/40-150x150.jpg\" class=\"attachment-thumbnail size-thumbnail\" alt=\"\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure>\n\t\t<\/div>\n\n<p> Xarakada Al-Shabaab ayaa deegaan katirsan Gobolka Shabeelaha Hoose shalay oo Axad aheed waxa ay ku toogteen nin ay ku eedeeyeen in uu katirsanaa Ciidamada Booliiska Dowlada Federaalka Soomaaliya.<\/p>\n<p>Goobta Xukunka dilka ah uu ka dhacayay waxaa isugu soo baxay dadweyne tiro badan kuwaa oo daawanayay qaabka uu u dhacay xukunka dilka ay Dagaalyahanada Xarakada Al-shabaab ku fulinayeen nikan ay ku eedeeyeen in uu katirsanaa Ciidanka Dowlada.<\/p>\n<p>Qaadiga Xukunka riday ayaa sheegay in Axmed Cali Geedi oo 64-sano jir ah uu katirsanaa Ciidanka Booliiska Soomaaliya uuna ka howlgali jiray Xabsiga Dhaxe ee Xamar , waxa uuna intaa raaciyay in ninkan uu qirtay dambiga lagu eedeeayay sidaan loogu riday Xukunka dilka ah.<\/p>\n<p>Al-Shabaab ayaa dhawaan Degmada Baardheere ee Gobolka Gedo iyo Deegaanka Buq-Aqable waxa ay siyaabo kala duwan ugu toogteen rag ay ku eedeeyeen in ay ahaayeen Jawaasiis la shaqeysa Sirdoonka Dowlada Soomaaliya iyo kan reer Galbeedka.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xarakada Al-Shabaab ayaa deegaan katirsan Gobolka Shabeelaha Hoose shalay oo Axad aheed waxa ay ku toogteen nin ay ku eedeeyeen in uu katirsanaa Ciidamada Booliiska Dowlada Federaalka Soomaaliya. Goobta Xukunka dilka ah uu ka dhacayay waxaa isugu soo baxay dadweyne tiro badan kuwaa oo daawanayay qaabka uu u dhacay xukunka dilka ay Dagaalyahanada Xarakada Al-shabaab [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-23395","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/23395","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=23395"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/23395\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":23397,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/23395\/revisions\/23397"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=23395"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=23395"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=23395"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}