{"id":23387,"date":"2015-01-18T13:52:54","date_gmt":"2015-01-18T10:52:54","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=23387"},"modified":"2015-01-18T13:55:28","modified_gmt":"2015-01-18T10:55:28","slug":"aaa-44-xx-dd-z-h-5-waraka-cusub-aaa-xilibaan-daahir-amiin-jeesow-oo-markale-codsaday-in-laga-dhigo-wasiirka-haweenka-january-18-2015-warar-lagu-kalsoon-yahay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2015\/01\/aaa-44-xx-dd-z-h-5-waraka-cusub-aaa-xilibaan-daahir-amiin-jeesow-oo-markale-codsaday-in-laga-dhigo-wasiirka-haweenka-january-18-2015-warar-lagu-kalsoon-yahay\/","title":{"rendered":"Xilibaan Daahir Amiin Jeesow oo Markale Codsaday in Laga Dhigo Wasiirka Haweenka."},"content":{"rendered":"<div id='gallery-1' class='gallery galleryid-23387 gallery-columns-3 gallery-size-thumbnail'><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon landscape'>\n\t\t\t\t<a href='https:\/\/warsom.com\/wararka\/2015\/01\/aaa-44-xx-dd-z-h-5-waraka-cusub-aaa-xilibaan-daahir-amiin-jeesow-oo-markale-codsaday-in-laga-dhigo-wasiirka-haweenka-january-18-2015-warar-lagu-kalsoon-yahay\/rr\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"150\" height=\"150\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2015\/01\/rr.jpg\" class=\"attachment-thumbnail size-thumbnail\" alt=\"\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure>\n\t\t<\/div>\n\n<p>Warar lagu kalsoon yahay oo ay heshay Warsom.com ayaa sheegaya in xilibaan Daahir Amiin Jeesow uu Madaxweynaha Somaliya ka Codsaday markale  in Laga Dhigo Wasiirka Arimaha Haweenka Xukuumada Somaliya. <\/p>\n<p>Daahir Amiin Jeesow ayaa codsigaan la yaabka leh u jeediyay Madaxweyne Xasan Sheekh oo isaga sida laga warqabo inta badan golaha wasiirada cusub amarkiisa lagu soo magaacabayo.<\/p>\n<p>Jeesow mar wax laga weydiiyay sababta uu wasaarada haweenka u codsaday  markale xukuumada cusub waxa uu ku sheegay in dalka somaliya ay dimuqradiyad ka jirto dowladana ay tahay mid diqmuqradiyada ku shaqeysa loona baahan yahay doorka haweenka in ragana ay kasoo muuqdan si is dhaxgal loogu sameeyo haweenka iyo raga.<\/p>\n<p>Jeesow ayaa sidoo kale ku nuux nuuxsaday inuu siweyn u daneeynayo wax ka ogaanshaha xaalka haweenka somaliyeed sida dhaqamada kuwa Reer galbeedka camal hadii aysan wax ka aqoona loo tababari doono qaabka haweenka iyaga dhexdooda u wada noolan karan ama nolosha u qeybsan karaan sida hawenka caalamka oo kale oo iyaga is guursada mararka qaar.<\/p>\n<p>Dad badan Oo siyaasiyiin ah Taxliiliyana  Arimaha Quseya Siyaasada  Ayaa Shegaaya in arintaas ey Tahay mid ey Gadanbeeso Xalad Siyaasadeed Dhanwaliba ha ahaate  Waan Idin sow Gudbidonaa Waxa Ku sow kordha Arintaas <\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Warar lagu kalsoon yahay oo ay heshay Warsom.com ayaa sheegaya in xilibaan Daahir Amiin Jeesow uu Madaxweynaha Somaliya ka Codsaday markale in Laga Dhigo Wasiirka Arimaha Haweenka Xukuumada Somaliya. Daahir Amiin Jeesow ayaa codsigaan la yaabka leh u jeediyay Madaxweyne Xasan Sheekh oo isaga sida laga warqabo inta badan golaha wasiirada cusub amarkiisa lagu soo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-23387","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/23387","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=23387"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/23387\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":23391,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/23387\/revisions\/23391"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=23387"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=23387"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=23387"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}