{"id":23366,"date":"2015-01-17T21:13:17","date_gmt":"2015-01-17T18:13:17","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=23366"},"modified":"2015-01-17T21:15:38","modified_gmt":"2015-01-17T18:15:38","slug":"dibad-bax-looga-soo-horjeedo-sawir-gacmeedyo-lagu-aflagaadeeyay-nabi-muxamed-nnkh-oo-muqdisho-ka-dhacay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2015\/01\/dibad-bax-looga-soo-horjeedo-sawir-gacmeedyo-lagu-aflagaadeeyay-nabi-muxamed-nnkh-oo-muqdisho-ka-dhacay\/","title":{"rendered":"Dibad bax looga soo horjeedo Sawir Gacmeedyo lagu aflagaadeeyay Nabi Muxamed NNKH oo Muqdisho ka dhacay"},"content":{"rendered":"<div id='gallery-1' class='gallery galleryid-23366 gallery-columns-3 gallery-size-thumbnail'><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon landscape'>\n\t\t\t\t<a href='https:\/\/warsom.com\/wararka\/2015\/01\/dibad-bax-looga-soo-horjeedo-sawir-gacmeedyo-lagu-aflagaadeeyay-nabi-muxamed-nnkh-oo-muqdisho-ka-dhacay\/attachment\/88888888888\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"150\" height=\"150\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2015\/01\/88888888888-150x150.jpg\" class=\"attachment-thumbnail size-thumbnail\" alt=\"\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure>\n\t\t<\/div>\n\n<p>Banaanbaxaan ayaa Ardeyda Jaamacadda waxay Wateen Boorar ay ku Cambaareynayeen Wargeyska Charlie Habdo iyo Taageerayaashiisa, islamarkaana ay ku muujinayeen Muslinimadooda iyo sida mar waliba uga go\u2019an tahay In ay Difaacaan Sharafta Karaamada Nabi Muxamed NNKH, Boorarka waxaa ku Qornaa Afka Faransiiska \u201c JE SUIS MUSLIM\u201d oo Macnahiisu yahay (Waxaan nahay Muslim)  <\/p>\n<p>Banaanbaxaan Waxaa laga Dareemay  Gabi Ahaan Magaalada Muqdisho Waxaana Faransiiska Hada Uu walaac Kamuujinayaa Waxa Kaga  Sow Socda Muslimiinta Melwaliba ey Joogaan  Qalqal Iyo cabsi Dhanwaliba ah Aayaa Sow Wajahday Gabi Ahaan Dadka heer Faransa <\/p>\n<p>Ardaydaan Maanta Banaanbaxa Kadhigtay Magaalada Muqdisho Ayaa Waxa ey Cabirayeen  Dareen Kooda Ku Aadan Sida ey Ugu Xun Yihiin Aflagaadada Low Geestay Nabi Muxamed NNKH  Sidaas Iyo Silamid ah  Waxaa banaan Baxyo Xowgan ey Ugu Dhacen Wadamo Farabadan Oo islaam ah laguna Sow horjedo Aflagaada ey Ugeesteen  Nabi Muxamed NNKH  Dowlada Faransiiska Ayaa Hada Wajaheesa  Dhibaatooyin Kaga yimaada Dadka Muslimiinta ah <\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Banaanbaxaan ayaa Ardeyda Jaamacadda waxay Wateen Boorar ay ku Cambaareynayeen Wargeyska Charlie Habdo iyo Taageerayaashiisa, islamarkaana ay ku muujinayeen Muslinimadooda iyo sida mar waliba uga go\u2019an tahay In ay Difaacaan Sharafta Karaamada Nabi Muxamed NNKH, Boorarka waxaa ku Qornaa Afka Faransiiska \u201c JE SUIS MUSLIM\u201d oo Macnahiisu yahay (Waxaan nahay Muslim) Banaanbaxaan Waxaa laga Dareemay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-23366","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/23366","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=23366"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/23366\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":23369,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/23366\/revisions\/23369"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=23366"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=23366"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=23366"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}