{"id":23353,"date":"2015-01-17T19:15:47","date_gmt":"2015-01-17T16:15:47","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=23353"},"modified":"2015-01-17T19:15:47","modified_gmt":"2015-01-17T16:15:47","slug":"maxamed-axmed-kuluc-oo-geeriyooday","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2015\/01\/maxamed-axmed-kuluc-oo-geeriyooday\/","title":{"rendered":"Maxamed Axmed Kuluc oo geeriyooday"},"content":{"rendered":"<div id='gallery-1' class='gallery galleryid-23353 gallery-columns-3 gallery-size-thumbnail'><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon landscape'>\n\t\t\t\t<a href='https:\/\/warsom.com\/wararka\/2015\/01\/maxamed-axmed-kuluc-oo-geeriyooday\/oooooooo\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"150\" height=\"150\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2015\/01\/oooooooo-150x150.jpg\" class=\"attachment-thumbnail size-thumbnail\" alt=\"\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure>\n\t\t<\/div>\n\n<p>Mid ka mid ah dadkii xuddunta u ahaa fanka Soomaalida, Allaha u naxariistee, Maxamed Axmed Kuluc ayaa ku geeriyooday magaalada Hargeysa.<\/p>\n<p>Kuluc oo ku soo jiray fanka Soomaaliya muddo ka badan nus qarni ayaa maanta ku geeriyooday isbitaalka guud ee magaalada Hargeysa.<\/p>\n<p>Agaasimaha cisbitaalku Dr. Axmed Cumar Askar, ayaa sheegay in fanaanka Kuluc ay neeftu qabatay oo loola soo cararay cisbitaalka, kuna geeriyooday qaybta gargaarka degdega ah.<\/p>\n<p>Wasiirka warfaafinta Somaliland Cabdillaahi Maxamed Cukuse, ayaa sheegay in Maxamed Axmed Kuluc aas qaran loo qaban doono, Madaxweynaha Somalilandna tacsi u diray qoyskii iyo shacabkaba.<br \/>\nKuluc wuxuu ka mid ahaa dadkii udub dhexaad u ahaa fanka Soomaaliya.<br \/>\nWaxaa lagu tilmaamaa inuu ahaa fanaanka ugu heesaha badan fanaaniinta Soomaaliya.<br \/>\nInaa lilaahi wa inaa ileeyhi raajicuun<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Mid ka mid ah dadkii xuddunta u ahaa fanka Soomaalida, Allaha u naxariistee, Maxamed Axmed Kuluc ayaa ku geeriyooday magaalada Hargeysa. Kuluc oo ku soo jiray fanka Soomaaliya muddo ka badan nus qarni ayaa maanta ku geeriyooday isbitaalka guud ee magaalada Hargeysa. Agaasimaha cisbitaalku Dr. Axmed Cumar Askar, ayaa sheegay in fanaanka Kuluc ay neeftu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-23353","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/23353","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=23353"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/23353\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":23355,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/23353\/revisions\/23355"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=23353"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=23353"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=23353"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}