{"id":233,"date":"2011-04-29T19:59:19","date_gmt":"2011-04-29T19:59:19","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=233"},"modified":"2011-04-29T19:59:19","modified_gmt":"2011-04-29T19:59:19","slug":"madaxweyne-faroole-oo-dowladda-ku-eedeeyey-amni-darrada-gaalkacyo-baarlamaankana-ka-dalbaday-in-doorashooyinka-la-qabto-ka-hor-bisha-august","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2011\/04\/madaxweyne-faroole-oo-dowladda-ku-eedeeyey-amni-darrada-gaalkacyo-baarlamaankana-ka-dalbaday-in-doorashooyinka-la-qabto-ka-hor-bisha-august\/","title":{"rendered":"Madaxweyne Faroole oo Dowladda Ku Eedeeyey Amni Darrada Gaalkacyo Baarlamaankana Ka Dalbaday In Doorashooyinka La Qabto Ka Hor Bisha August"},"content":{"rendered":"<p><strong><span style=\"color: #0000ff;\">Madaxweyne Faroole oo Dowladda Ku Eedeeyey Amni Darrada Gaalkacyo Baarlamaankana Ka Dalbaday In Doorashooyinka La Qabto Ka Hor Bisha August<\/p>\n<p><\/span><\/strong><\/p>\n<p><span style=\"color: #0000ff;\">\u00a0<\/span><\/p>\n<p>Madaxweynaha Maamul Gobolleedka La Magac Baxay Puntland ayaa Shaaca ka qaaday In Amni darrda ka Jirto Magaalada gaalkacyo ay Ka Dambeeyaan Masuuliyiin ka Tirsan Dowladda TFG Soomaaliya<\/p>\n<p>C\/raxmaan Shiikh Max&#8217;uud faroole oo Maanta La hadlayey Warbaahinta ayaa Xusay In Ula Jeedka La Damacsan Yahay Amni darrada ay Tahay Si Loo Sharaf Rido Jiritaanka Dowladda Puntland<\/p>\n<p>Dhanka Kale Faroole ayaa Ugu Baaqay Mudanayaasha baaramaanka Soomaaliya ay In ay a Dhabeeyaan Go&#8217;aankoodii ahaa In Doorashooyinka madaxtinimo ee Soomaaliya la Qabto Ka Hor Bisha August oo ay Ku Eg tahaya Waqtiga Dowladda Soomaaliya<\/p>\n<p>Hadlka Faroole ayaa Imaanaya Xili lagu Kala fikir Duwan yahaya Doorashooyin Ka Dhaca Gudaha dalka Soomaaliya isla markaana Sababtay In ay Dab Iyo Basiin Madaxweyne Shariifka TFG Iyo Gudoomiyaha Baarlamaanka Shariif xasan oo Ah Wiil Iyo Sadogiisa<\/p>\n<p><span style=\"font-size: medium; color: #ff0000;\"><font style=\"font-size: medium; color: #ff0000;\" size=\"4\" color=\"#ff0000\">\u00a0<\/p>\n<p><\/font><\/span><\/p>\n<p><strong><em><span style=\"font-size: medium; color: #ff0000;\"><span style=\"font-family: Times New Roman;\">Wararka Soomaaliya (Warsom.com)<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-family: Times New Roman;\">Mogadishu Somalia<\/span><\/p>\n<p><\/span><span style=\"font-size: medium; color: #0000ff;\"><span style=\"font-family: Times New Roman;\">Webmaster: Max&#8217;ud Max\u2019ed Daahir (Carab)<\/span><\/p>\n<p><\/span><\/em><span style=\"font-size: medium; color: #ff0000;\"><span style=\"font-family: Times New Roman;\">Mogadishu Office<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-family: Times New Roman;\">+25-26-15514953\/+25-2699-995641<\/span><\/p>\n<p><strong><font style=\"font-size: medium; color: #ff0000;\" size=\"4\" color=\"#ff0000\"><span style=\"font-family: Times New Roman;\">(<\/span><\/p>\n<p><\/font><a href=\"mailto:info@warsom.com\"><span style=\"text-decoration: underline;\"><u style=\"text-decoration: underline;\"><span style=\"font-size: medium; color: #0000ff;\"><span style=\"font-family: Times New Roman;\">info@warsom.com<\/span><\/span><\/u><\/span><\/a><span style=\"font-family: Times New Roman;\"><span style=\"font-size: medium;\"> <\/span><span style=\"font-size: medium; color: #ff0000;\">&amp;<\/span><span style=\"font-size: medium;\"> <\/span><\/span><a href=\"mailto:webmaster@warsom.com\"><span style=\"text-decoration: underline;\"><u style=\"text-decoration: underline;\"><span style=\"font-size: medium; color: #0000ff;\"><span style=\"font-family: Times New Roman;\">webmaster@warsom.com)<\/span><\/span><\/u><\/span><\/a><span style=\"font-size: small; font-family: Times New Roman;\"> <\/span><\/strong><\/span><\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweyne Faroole oo Dowladda Ku Eedeeyey Amni Darrada Gaalkacyo Baarlamaankana Ka Dalbaday In Doorashooyinka La Qabto Ka Hor Bisha August \u00a0 Madaxweynaha Maamul Gobolleedka La Magac Baxay Puntland ayaa Shaaca ka qaaday In Amni darrda ka Jirto Magaalada gaalkacyo ay Ka Dambeeyaan Masuuliyiin ka Tirsan Dowladda TFG Soomaaliya C\/raxmaan Shiikh Max&#8217;uud faroole oo Maanta La [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-233","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/233","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=233"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/233\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":236,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/233\/revisions\/236"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=233"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=233"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=233"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}