{"id":23290,"date":"2014-11-15T20:30:15","date_gmt":"2014-11-15T17:30:15","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=23290"},"modified":"2014-11-15T20:31:33","modified_gmt":"2014-11-15T17:31:33","slug":"ururka-nusoj-grabka-cumar-faaruuq-iyo-ifj-oo-wasiirka-arimaha-gudaha-soomaaliya-kala-hadlay-cabasho-ka-dhan-ah-mustaf-dhuxulow","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2014\/11\/ururka-nusoj-grabka-cumar-faaruuq-iyo-ifj-oo-wasiirka-arimaha-gudaha-soomaaliya-kala-hadlay-cabasho-ka-dhan-ah-mustaf-dhuxulow\/","title":{"rendered":"Ururka (NUSOJ) Grabka Cumar Faaruuq Iyo (IFJ) Oo Wasiirka Arimaha Gudaha Soomaaliya Kala Hadlay Cabasho Ka Dhan Ah Mustafa Dhuxulow."},"content":{"rendered":"<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/11\/IFJ-NUSOJ-SOMALI.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/11\/IFJ-NUSOJ-SOMALI-150x150.jpg\" alt=\"IFJ-NUSOJ-SOMALI\" width=\"150\" height=\"150\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-23291\" \/><\/a>Madaxweeynaha Midowga Suxufiyiinta Caalamiga ah ee (IFJ ) Jim Boumelha iyo Xoghayaha Ururuka Suxufiyiinta Qaranka ( NUSOJ) Cumar Faaruuq ayaa kulan ay horrantii bishaan  Magaalada Dooxa ee Dalka qadar kula yeesheen Wasiirka Arimaha Gudaha Soomaaliya Cabdullahi Goodax Barre waxaay kala hadleen arrimo laxiriira dhibaatada heysata Suxufiyiinta Soomaaliyeed gaar ahaan kuwa ka dhexshaqeynaya Magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p>Kulan kaan oo ahaa kii ugu horeeyay ee Masuul kasocda IFJ uu kula kulmo Sargaal  katirsan dowladda Soomaaliya ayaa waxaa IFJ iyo NUSOJ ay u gudbiyeen Wasiirka cabasho ku aadan sida wasiirka War-faafinta Soomaaliya uu ula dhaqmay NUSOJ garabka Cumar Faaruuq.<\/p>\n<p>\u201cInkastoo xaaladda Suxufiyiinta Soomaaliyeed ay wali cakirantahay,misna waxaan ku faraxsanahay inaan la kulano Sargaal daneynaya in uu gacan ka geeysto in wax laga badelo xaaladda hadda suxufiyiintuna difaac helaan\u201d ayuu yidhi Jim Boumelha.<\/p>\n<p>Arinta ugu way nee kulanka looga hadlay waxaay ahayd sidii ay muqadas u naqon lahayd madaxbbaanida ururka NUSOJ ee Soomaaliya u matala Ururka IFJ waxaana goobta lagu soohadalqaaday waxqabadkii ururka NUSOJ muddooyinkii ugu xumaa ee ay Suxufiyiinto Soomaraan.<\/p>\n<p>\u201cTodobaadkii hore ayeey ahayd markii Wasiirka War-faafintu ciidamada amaanka ku amray in ay joojiyaan Tababar uu ururka NUSOJ kuqaban lahaa Magaaladda Muqdisho\u201d ayaa lagu yidhi warbixin ay qoreen ururka Midowga Suxufiyiinta Geeska Afrika oo uu Cumar Faaruuq Xubin ka yahay.<\/p>\n<p>Suxufiyiinta Soomaaliyeed ayaa u arka Ururka NUSOJ garabka Cumar Faaruuq mid habayaraatee wax muuqda u aqabta Suxufiyiinta Sida Tababaro laxiriira Xirfadooda inkastoo ay jiraan Suxufiyiin badan oo aaminsan in Sadexdii meel Laba kamid ah wixii loogu tala galo suxufiyiinta Soomaaliyeed ay masuuliyiinta Ururkaasi Lunsadaan halka Garabka Kale ee Uu hogaamiyo Maxamed Baksitaan ay suxufiyiinta qaar Rumeysanyihiin in xaga wax qabashada uu kuliito waxa kali ah ee ay heeystaana ay tahay Garabka Wasaarada War-faafinta ee hadda Jirta .<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweeynaha Midowga Suxufiyiinta Caalamiga ah ee (IFJ ) Jim Boumelha iyo Xoghayaha Ururuka Suxufiyiinta Qaranka ( NUSOJ) Cumar Faaruuq ayaa kulan ay horrantii bishaan Magaalada Dooxa ee Dalka qadar kula yeesheen Wasiirka Arimaha Gudaha Soomaaliya Cabdullahi Goodax Barre waxaay kala hadleen arrimo laxiriira dhibaatada heysata Suxufiyiinta Soomaaliyeed gaar ahaan kuwa ka dhexshaqeynaya Magaalada Muqdisho. Kulan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-23290","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/23290","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=23290"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/23290\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":23293,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/23290\/revisions\/23293"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=23290"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=23290"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=23290"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}