{"id":23287,"date":"2014-11-15T20:12:29","date_gmt":"2014-11-15T17:12:29","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=23287"},"modified":"2014-11-15T20:12:29","modified_gmt":"2014-11-15T17:12:29","slug":"maamulka-gobolka-banaadir-oo-kulan-amaanka-loogu-hadlayo-ku-yeeshay-magaalada-muqdisho","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2014\/11\/maamulka-gobolka-banaadir-oo-kulan-amaanka-loogu-hadlayo-ku-yeeshay-magaalada-muqdisho\/","title":{"rendered":"Maamulka Gobolka Banaadir Oo Kulan Amaanka Loogu Hadlayo Ku Yeeshay Magaalada Muqdisho."},"content":{"rendered":"<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/11\/m.gobolka.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/11\/m.gobolka-150x150.jpg\" alt=\"m.gobolka\" width=\"150\" height=\"150\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-23288\" \/><\/a>Kulankaani Ay Yeesheen Maamulka Gobolka Banaadir Ayaa maanta Waxaa lagau qabtay xarunta Dawladda Hoose ee Xamar Iyadoona Uu ahaa kulankaani kii todobaadlaha ahaa ee Maamulada degmooyinka Gobolka Banaadir Yeelan jireen.<\/p>\n<p>Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) Gudoominayay gudoomiyaha G\/Banaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho Ayaa Maanta kulanka shir Gudoominayey Waxaana Looga Hadlay Arimaha Amaanka Ee Gobolka Banaadir.<\/p>\n<p>Sidoo Kale Waxaa looga hadlay adkeynta amaanka caasimada Muqdisho ayaa waxaa ka qeyb galay dhamaan Gudoomiyayaasha degmooyinka iyo qaar ka mid ah saraakiisha ciidanka booliska gobolka Banaadir.<\/p>\n<p>Intii uu socday kulanka ayaa waxaa war bixin laga dhageestay qaar ka mid ah saraakiisha amaanka, waxayna amaaneen wada shaqeynta kala dhaxeysa Maamullada degmooyinka Gobolka Banaadir Haatanna Uu Si Hagaagsan U Socdo Wada Shaqeynta.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Kulankaani Ay Yeesheen Maamulka Gobolka Banaadir Ayaa maanta Waxaa lagau qabtay xarunta Dawladda Hoose ee Xamar Iyadoona Uu ahaa kulankaani kii todobaadlaha ahaa ee Maamulada degmooyinka Gobolka Banaadir Yeelan jireen. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) Gudoominayay gudoomiyaha G\/Banaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho Ayaa Maanta kulanka shir Gudoominayey Waxaana Looga Hadlay Arimaha Amaanka Ee Gobolka Banaadir. Sidoo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-23287","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/23287","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=23287"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/23287\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":23289,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/23287\/revisions\/23289"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=23287"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=23287"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=23287"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}