{"id":23240,"date":"2014-11-12T17:07:19","date_gmt":"2014-11-12T14:07:19","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=23240"},"modified":"2014-11-12T17:07:19","modified_gmt":"2014-11-12T14:07:19","slug":"cwali-sh-wax-kastoo-khilaaf-siyaasadeed-ah-waxaa-haboon-in-loo-maro-hab-ku-dhisan-wada-xaajood-iyo-is-qancin","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2014\/11\/cwali-sh-wax-kastoo-khilaaf-siyaasadeed-ah-waxaa-haboon-in-loo-maro-hab-ku-dhisan-wada-xaajood-iyo-is-qancin\/","title":{"rendered":"&#8220;C\/wali Sh.&#8221; Wax Kastoo Khilaaf Siyaasadeed Ah Waxaa Haboon In Loo Maro Hab Ku Dhisan Wada Xaajood, Iyo Is Qancin."},"content":{"rendered":"<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/11\/xc.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/11\/xc-150x114.jpg\" alt=\"xc\" width=\"150\" height=\"114\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-23241\" \/><\/a>Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed,Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda Feederaalka Soomaaliya mudane ayaa ku tilmaamay khilaadka siyaasadeed ee hadda dalka ka jira inuu u baahan yahay in lagu xaliyo wada xaajood iyo is qancin<\/p>\n<p>Sidoo Kale Ra\u2019iisul Wasaarhaa ayaa ku tilmaamay khilaafka siyaasadeed noocaan ah uu dalka u horseedi karo in aan si wanaagsan loo xaqiijin Hiigsiga 2016, oo la rabo Soomaaliya in ay ka dhacdo doorasho ay ka qayb qataan dhammaan shacabka Soomaaliyeed.<\/p>\n<p>&#8220;C\/wali Sheikh\u201c Dalka Soomaaliya wuxuu soo maray 24-kii sano ee la soo dhaafay colaado, abaaro, qalalaaase siyaasadeed oo u horseeday bur-bur soo gaara haykalkii dowladnimo ee dalka. Anagoo ka tusaale qaadanayna dhibaatooyinkaas na soo maray, waa inaan dhamaanteen u wada istaagno samatabixinta dalka iyo dadka. Waana in aan meel uga soo wada jeedsano sidii aan u ilaalin lahayn ku dhaqanka dastuurka KMG iyo sharuucda kale ee dalka u yaala\u201d ayuu yiri RW Cabdiwali.<\/p>\n<p>Ra\u2019iisul Wasaaraha oo hadalkisa sii wata ayaa yiri \u201d Wax kasta oo khilaaf siyaasadeed ah waxaa haboon in loo maro hab ku dhisan wada xaajood, is qancin iyo u turid dowladnimada curdanka ah ee Soomaaliya.<\/p>\n<p>Ra\u2019iisul Wasaare Cabdiweli ayaa ku tilmaamay arrimaha hadda socda in ay yihiin kuwo saamayn kara nabad ku soo dabaalida dalka iyo ciribtirka argagaxisada, hirgalinta iyo xaqiijinta nidaamka federaalka. Waxaa sidoo kale mudan in la tixgaliyo lana dhiiri galiyo dadaaladda beesha caalamku ee ku aadan di u dhiska dalka iyo xaqiijinta higsiga 2016-ka.<\/p>\n<p>Ugu danbayntii Ra\u2019iisul Wasaaraha C\/wali wuxuu hadalkiisa ku soo gabagabeeyey in loo baahan yahay in awooda dhan laysugu geeyo taaba galinta howlaha qorshaysan ee lagu gaarsiinayo dalka doorashooyin xorr ah oo ka dhaca sanada 2016.<a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/11\/xc.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/11\/xc-150x114.jpg\" alt=\"xc\" width=\"150\" height=\"114\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-23241\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed,Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda Feederaalka Soomaaliya mudane ayaa ku tilmaamay khilaadka siyaasadeed ee hadda dalka ka jira inuu u baahan yahay in lagu xaliyo wada xaajood iyo is qancin Sidoo Kale Ra\u2019iisul Wasaarhaa ayaa ku tilmaamay khilaafka siyaasadeed noocaan ah uu dalka u horseedi karo in aan si wanaagsan loo xaqiijin Hiigsiga 2016, [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-23240","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/23240","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=23240"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/23240\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":23242,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/23240\/revisions\/23242"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=23240"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=23240"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=23240"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}