{"id":23229,"date":"2014-11-12T16:33:48","date_gmt":"2014-11-12T13:33:48","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=23229"},"modified":"2014-11-12T16:50:45","modified_gmt":"2014-11-12T13:50:45","slug":"prof-jawaari-oo-ka-hadley-buuqii-ka-dhacay-golaha-baarlamaanka-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2014\/11\/prof-jawaari-oo-ka-hadley-buuqii-ka-dhacay-golaha-baarlamaanka-soomaaliya\/","title":{"rendered":"Prof. Jawaari Oo Ka Hadley Buuqii Ka Dhacay Golaha Baarlamaanka Soomaaliya."},"content":{"rendered":"<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/11\/jawaari1-740x506.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/11\/jawaari1-740x506-150x150.jpg\" alt=\"jawaari1-740x506\" width=\"150\" height=\"150\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-23230\" \/><\/a>jawaariAfhayeenka baarlamaanka federaalka Soomaaliya Maxamed Shiikh Cismaan Jawaari ayaa caawa oo Salaasa ah ka hadley buuqii iyo jaahwareerkii maanta oo Salaasa ah hareeyey fadhigii Baarlamaanka.<\/p>\n<p>Jawaari ayaa sheegay in shacabku ku kalsoonaado baarlamaanka oo uu yahay mid dimoqraadi ah wixii dhacayna ay dunida kaleba ka dhacaan, xeer hoosaad ayuu leeyahay isaga ayaana lagu qaadi qofkii qalad geystey, waxa uu ku tilmaamey Xildhibaanadii diidey in mooshinka la qaybiyo kuwo qiiroodey.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>jawaariAfhayeenka baarlamaanka federaalka Soomaaliya Maxamed Shiikh Cismaan Jawaari ayaa caawa oo Salaasa ah ka hadley buuqii iyo jaahwareerkii maanta oo Salaasa ah hareeyey fadhigii Baarlamaanka. Jawaari ayaa sheegay in shacabku ku kalsoonaado baarlamaanka oo uu yahay mid dimoqraadi ah wixii dhacayna ay dunida kaleba ka dhacaan, xeer hoosaad ayuu leeyahay isaga ayaana lagu qaadi qofkii [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-23229","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/23229","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=23229"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/23229\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":23239,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/23229\/revisions\/23239"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=23229"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=23229"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=23229"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}