{"id":23207,"date":"2014-11-11T01:17:53","date_gmt":"2014-11-10T22:17:53","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=23207"},"modified":"2014-11-11T01:17:53","modified_gmt":"2014-11-10T22:17:53","slug":"xasan-sheekhma-wada-shaqeyn-karno-aniga-iyo-cwalixalka-gaarista-khilaafkeenana-waxaan-u-daynaynaan-baarlamaanka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2014\/11\/xasan-sheekhma-wada-shaqeyn-karno-aniga-iyo-cwalixalka-gaarista-khilaafkeenana-waxaan-u-daynaynaan-baarlamaanka\/","title":{"rendered":"&#8220;Xasan Sheekh&#8221;Ma Wada Shaqeyn Karno Aniga Iyo C\/Wali,Xalka Gaarista Khilaafkeenana Waxaan U Daynaynaan Baarlamaanka."},"content":{"rendered":"<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/11\/XASAN.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/11\/XASAN-150x150.jpg\" alt=\"XASAN\" width=\"150\" height=\"150\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-23208\" \/><\/a>Waxaa fashil iyo ismariwaa kusoo gaba gaboobay kulamo xasaasi Ah Oo magaalada Mudisho ku dhaxmaray diblumaasiyiin ka socotay beesha caalamka iyo hoggaanka Dowladda Federaalka Soomaaliya. <\/p>\n<p>Wafdi uu hoggaaminayay safiirka Mareykanka ee Soomaaliya James P. McAnulty ayaa garoonka diyaaradaha Muqdisho kulamo kula Yeeshay Xasan Sh. Max&#8217;uud iyo Cabdi Wali sheikh oo khilaaf daran udhaxeeyo Waayahaan.<\/p>\n<p>Wafdigii caddaanka ahaa ayaa Waxa Ay ku guuldareysteen in ay xal ka gaaraan khilaafka udhaxeeya madaxda DF-ka, Iyadoona Madaxweyne Xasan Sheekh Uu wafdiga caddaanka ah u xaqiijiyay in marnaba aysan wada shaqeyn Karin Cabdi Wali sheikh xalka gaarista khilaafka jirana ay udaynayaan dhanka baarlamaanka.<\/p>\n<p>&#8220;Mawada shaqeyn karno R\/wasaaraha kala aragti duwanaashiyaha noo dhaxeeya aad buu u xoogganyahay sidaasi daraadeed waa in xalka aan udeyno hay\u2019adaha dastuuriga\u201dayuu yiri Xasan Sheekh oo wafdi Mareykan ah lahadlayay.<\/p>\n<p>Wararka ayaa intaasi ku daraya in Cabdi Wali sheikh uu wafdiga caddaanka ah ku dacweeyay Xasan Gurguurte oo uu ku eedeeyay in uu caqabad ku yahay golaha wasiirrada.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Waxaa fashil iyo ismariwaa kusoo gaba gaboobay kulamo xasaasi Ah Oo magaalada Mudisho ku dhaxmaray diblumaasiyiin ka socotay beesha caalamka iyo hoggaanka Dowladda Federaalka Soomaaliya. Wafdi uu hoggaaminayay safiirka Mareykanka ee Soomaaliya James P. McAnulty ayaa garoonka diyaaradaha Muqdisho kulamo kula Yeeshay Xasan Sh. Max&#8217;uud iyo Cabdi Wali sheikh oo khilaaf daran udhaxeeyo Waayahaan. Wafdigii [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-23207","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/23207","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=23207"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/23207\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":23209,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/23207\/revisions\/23209"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=23207"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=23207"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=23207"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}