{"id":23201,"date":"2014-11-11T00:58:38","date_gmt":"2014-11-10T21:58:38","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=23201"},"modified":"2014-11-11T00:58:38","modified_gmt":"2014-11-10T21:58:38","slug":"xildhibaanada-baarlamaanka-somaliya-oo-wada-mooshin-ka-dhan-ah-faarax-cqaadir","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2014\/11\/xildhibaanada-baarlamaanka-somaliya-oo-wada-mooshin-ka-dhan-ah-faarax-cqaadir\/","title":{"rendered":"Xildhibaanada Baarlamaanka Somaliya oo wada Mooshin ka dhan ah Faarax C\/qaadir."},"content":{"rendered":"<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/11\/faarax-wasiir.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/11\/faarax-wasiir-150x150.jpg\" alt=\"faarax-wasiir\" width=\"150\" height=\"150\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-23202\" \/><\/a>Qaar ka tirsan Xildhibaanada Dowladda Federaalka ay wadeen Mooshin ka dhan ah Ra\u2019iisal Wasaaraha Somaliya C\/weli Shiikh Axmed waxaa soo baxay in Xildhibaanada ay ku kala qeyb sameen Mooshinkaasi, waxaana dadaalo lagu Joojinayo arrintaasi sameeyey Gudoomiyaha Baarlamaanka Dowladda Federaalka Somalia Mudane Maxamed Shiikh Cismaan Jawaari.<\/p>\n<p>Qaar ka mid ah Xildhibaanada oo la soo xiriiray Horseed Media ayaa waxa ay sheegeen in ay wadaan Mooshin ka dhan ah Wasiirka Xanaanada Xoolaha horeyna u ahaa Wasiirka Caddaaladda iyo arimaha Dastuurka Faarax C\/qaadir.<\/p>\n<p>Xildhibaanada ayaa Faarax C\/qaadir ku eedeeyey in uu ka masuul ahaa kalsoonida in lagala laabto xukuumadii Ra\u2019iisal wasaare Saacid ka dib markii uu khilaaf ku abuuray Madaxweynaha iyo Ra\u2019iisala wasaare Saacid.<\/p>\n<p>Sidoo kale xildhibaanadan waxay eeda khilaafka dowladda federaalka ee hada dusha ka saareen wasiirkii hore cadaalada hadana loo bedelay xanaanada xoolaha Faarax C\/qaadir ka dib markii uu warqad u gudbiyey madaxweynaha oo ku eedeynayo Ra\u2019iisal wasaaraha sida ay sheegeen xildhibaanadan.<\/p>\n<p>Xildhibaanadan ayaa sheegay in xalka madaxda dowladda uu ku jiro mooshinkan kalsoonida lagala laabanayo Faarax C\/qaadir ayna ku dadaalayaan in uu dhaqan galo mooshinkan.<\/p>\n<p>Mooshinkan ayaa ah mid isaguna ku cusub khilaafka dowladda waxaana si xoogan uga dhex muuqda xildhibaanada ka soo horjeeda mooshinkii xukuumada laga keenay.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Qaar ka tirsan Xildhibaanada Dowladda Federaalka ay wadeen Mooshin ka dhan ah Ra\u2019iisal Wasaaraha Somaliya C\/weli Shiikh Axmed waxaa soo baxay in Xildhibaanada ay ku kala qeyb sameen Mooshinkaasi, waxaana dadaalo lagu Joojinayo arrintaasi sameeyey Gudoomiyaha Baarlamaanka Dowladda Federaalka Somalia Mudane Maxamed Shiikh Cismaan Jawaari. Qaar ka mid ah Xildhibaanada oo la soo xiriiray Horseed [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-23201","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/23201","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=23201"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/23201\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":23203,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/23201\/revisions\/23203"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=23201"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=23201"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=23201"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}