{"id":23194,"date":"2014-11-11T00:52:16","date_gmt":"2014-11-10T21:52:16","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=23194"},"modified":"2014-11-11T00:55:31","modified_gmt":"2014-11-10T21:55:31","slug":"madaxda-federaalka-oo-hakad-geliyey-dhismaha-maamulka-koonfur-galbeed","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2014\/11\/madaxda-federaalka-oo-hakad-geliyey-dhismaha-maamulka-koonfur-galbeed\/","title":{"rendered":"Madaxda Federaalka oo hakad geliyey dhismaha maamulka Koonfur Galbeed"},"content":{"rendered":"<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/11\/masuuliyiinta.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/11\/masuuliyiinta-150x150.jpg\" alt=\"masuuliyiinta\" width=\"150\" height=\"150\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-23199\" \/><\/a>Madaxda ugu sareysa Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si wadajir ah usoo saaray go\u2019aan si KMG ah loogu hakinayo shirka dhisidda maamulka koonfur Galbeed Soomaaliya oo ka soconayey magaalada Baydhabo.<\/p>\n<p>Go\u2019aankan waxaa wadajir ugu saxiixan Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, Gudoomiyaha Golaha Shacabka Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari iyo Ra\u2019isulwasaaraha Xukuumadda Mudane C\/weli Sheekh Axmed Maxamed.<\/p>\n<p>Hadaba go\u2019aanka Madaxda hoos ka akhriso:-<br \/>\n<a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/11\/qoraal.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/11\/qoraal-150x150.jpg\" alt=\"qoraal\" width=\"150\" height=\"150\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-23197\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxda ugu sareysa Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si wadajir ah usoo saaray go\u2019aan si KMG ah loogu hakinayo shirka dhisidda maamulka koonfur Galbeed Soomaaliya oo ka soconayey magaalada Baydhabo. Go\u2019aankan waxaa wadajir ugu saxiixan Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, Gudoomiyaha Golaha Shacabka Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari iyo Ra\u2019isulwasaaraha Xukuumadda Mudane C\/weli [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-23194","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/23194","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=23194"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/23194\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":23200,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/23194\/revisions\/23200"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=23194"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=23194"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=23194"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}