{"id":23170,"date":"2014-11-07T20:41:09","date_gmt":"2014-11-07T17:41:09","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=23170"},"modified":"2014-11-07T20:41:09","modified_gmt":"2014-11-07T17:41:09","slug":"ku-dhawaad-140-xildhibaan-oo-saxiixay-mooshin-ka-dhan-ah-rw-cwali-sheikh","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2014\/11\/ku-dhawaad-140-xildhibaan-oo-saxiixay-mooshin-ka-dhan-ah-rw-cwali-sheikh\/","title":{"rendered":"Ku Dhawaad 140 Xildhibaan Oo Saxiixay Mooshin Ka Dhan Ah R\/W C\/wali Sheikh."},"content":{"rendered":"<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/11\/xil.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/11\/xil-150x150.jpg\" alt=\"xil\" width=\"150\" height=\"150\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-23171\" \/><\/a>Ka Gadaal Markii Uu Soo Ifbaxay khilaafka u dhexeeya Madaxweynaha Somalia Hassan Sheikh Mohamud iyo Raiisul Wasaare Abdiweli Sheikh Ahmed Ayaa Waxaa Jirtay Ukala Safasho Labada Dhinac Ah Oo Sameeyeen Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya.<\/p>\n<p>Mooshin ka dhanka ah Ra&#8217;iisul-wasaaraha Soomaaliya, Cabdiweli Sheekh Axmed ayaa loo gudbiyay baarlamaanka Soomaaliya. Ilaa iyo 140 xildhibaan ayaa saxiixey mooshinka..<\/p>\n<p>Khilaafka ayaa shaley cirka isku sii shareerey markii koox ka tirsan baarlamanka ay gudbiyeen mooshan ay doonayaan in codka kalsoonida loogu qaado raiisul wasaaraha.<\/p>\n<p>Horaantii toddobaadkan beesha caalamka ayaa walaac ka muujisey khilaafkaasi, iyadoo xubnaha baarlamankana ay ku kala qeybsan yihiin qaabka loo wajahayo xal u helista mushkiladdan taagan.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ka Gadaal Markii Uu Soo Ifbaxay khilaafka u dhexeeya Madaxweynaha Somalia Hassan Sheikh Mohamud iyo Raiisul Wasaare Abdiweli Sheikh Ahmed Ayaa Waxaa Jirtay Ukala Safasho Labada Dhinac Ah Oo Sameeyeen Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya. Mooshin ka dhanka ah Ra&#8217;iisul-wasaaraha Soomaaliya, Cabdiweli Sheekh Axmed ayaa loo gudbiyay baarlamaanka Soomaaliya. Ilaa iyo 140 xildhibaan ayaa saxiixey mooshinka.. Khilaafka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-23170","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/23170","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=23170"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/23170\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":23172,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/23170\/revisions\/23172"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=23170"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=23170"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=23170"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}