{"id":2316,"date":"2011-07-23T16:20:17","date_gmt":"2011-07-23T16:20:17","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=2316"},"modified":"2011-07-23T16:20:17","modified_gmt":"2011-07-23T16:20:17","slug":"baarlamaanka-calooshood-u-shaqeystayaash-oo-an-saxiyay-xukuumada-raiisal-wasaaraha-soomaali-ameyrikaanka-gaas","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2011\/07\/baarlamaanka-calooshood-u-shaqeystayaash-oo-an-saxiyay-xukuumada-raiisal-wasaaraha-soomaali-ameyrikaanka-gaas\/","title":{"rendered":"Baarlamaanka calooshood u shaqeystayaash oo an saxiyay xukuumada ra`iisal wasaaraha soomaali ameyrikaanka gaas"},"content":{"rendered":"<p>\u00a0<\/p>\n<p><span style=\"font-size: medium;\">\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0<a class=\"highslide\" onclick=\"return vz.expand(this)\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/07\/Baarlamanka6.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-2317\" title=\"Baarlamanka6\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/07\/Baarlamanka6-300x222.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"222\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/07\/Baarlamanka6-300x222.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/07\/Baarlamanka6.jpg 450w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a>\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0<\/p>\n<p><span style=\"font-size: medium;\">\u00a0<\/span>\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0 <em><span style=\"text-decoration: underline;\">wararka somaaliya<\/span><\/em><\/p>\n<p>Baarlamaanka calashood u shaqeystayaasha Soomaaliya ayaa maanta cod aqlabiyad leh ku ansixiyay Xukuumada cusub ee Soomaaliya, kadib markii saaka la horgeeyay Xukuumada cusub ee uu dhowaan soo dhisay Ra&#8217;iisul Wasaaraha Soomaaliya ameyrikaanka. C\/wali Maxamed Cali.<\/p>\n<p>Kulankaani maanta ay isgu yimaadeen Xildhibaanada barlamaanka calashood u shaqeystayaasha KMG Soomaaliya oo ayaa waxa shir gudoominayay gudoomiya baar lamaan Shariif Xasan Sheekh Aadan waxaana soo xaadireen Xildhibaano tiradooda ay gaareyso 420-Xildhibaan, waxa uuna ka dhacay Xarunta Golaha shacabka ee magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p>. Intaasi kadib ayaa codeyn gacan taag ah oo Gudoomiyaha barlamanka uu\u3000 qaaday iyadoo Xildhibaan arintaasi dood ka dhiibtay aysan jirin ayaa waxaa ansixisay Golaha wasiirada cusub 397-Xildhibaan halka 21-kalana ay kasoo horjeysteen 2-kalana ay ka aamuseen sida uu ku dhawaaqay Gudoomiyaha barlamanka<\/p>\n<p>Majirin xildhaab dood ka keenay ansixinta wasiirada iyo qaabka loo ansixiyay iyadooo qeebo badan oo bulshada kamid ah aysan ku qanacsaney qaabka loo magacaabay wasiirada<\/p>\n<p><strong><em><span style=\"font-family: Georgia; font-size: x-small;\"><strong><em><span style=\"font-family: Georgia; font-size: x-small;\">warsom.com hooyga runta iyo xaqiiqda wararka somaliyeed si aad uhesho warar saxan oo sugan aqriso goorwaliba warsom.com<\/p>\n<p>Soomaaliyeed ee Warsom<\/p>\n<p>Mogadishu Somalia<\/p>\n<p>Webmaster: Max\u2019ud Max\u2019ed Daahir (Carab)<\/p>\n<p>Mogadishu Office<\/p>\n<p>+25-26-15514953\/+25-2699-910111<\/p>\n<p><\/span><\/em><\/strong><\/span><\/em><span style=\"font-size: medium;\">\u3000<\/p>\n<p>\u3000<\/p>\n<p><\/span><\/strong><\/span><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>\u00a0 \u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0 \u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0 wararka somaaliya Baarlamaanka calashood u shaqeystayaasha Soomaaliya ayaa maanta cod aqlabiyad leh ku ansixiyay Xukuumada cusub ee Soomaaliya, kadib markii saaka la horgeeyay Xukuumada cusub ee uu dhowaan soo dhisay Ra&#8217;iisul Wasaaraha Soomaaliya ameyrikaanka. C\/wali Maxamed Cali. Kulankaani maanta ay isgu yimaadeen Xildhibaanada barlamaanka calashood u shaqeystayaasha KMG Soomaaliya oo ayaa waxa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-2316","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2316","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=2316"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2316\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":2320,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2316\/revisions\/2320"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=2316"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=2316"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=2316"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}