{"id":23154,"date":"2014-11-07T01:37:03","date_gmt":"2014-11-06T22:37:03","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=23154"},"modified":"2014-11-07T01:37:03","modified_gmt":"2014-11-06T22:37:03","slug":"ciidamada-dowlada-oo-degmada-madiina-ku-dilay-macalin-dugsi","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2014\/11\/ciidamada-dowlada-oo-degmada-madiina-ku-dilay-macalin-dugsi\/","title":{"rendered":"Ciidamada Dowlada Oo Degmada Madiina Ku Dilay Macalin Dugsi."},"content":{"rendered":"<p>Howlgallo raaf ah oo ay ku qaadeen ciidamada Dowladda Federaalka degmada Madiina ee magaalada Muqdisho ayay ku dileen macalim dugsi qur&#8217;aan halkaasi ka dhigi jiray Iyadoona Tobaneeyo qof oo ubadan arday waxkabarata iskuullada ayaa howlgalka lagusoo qabtay. <\/p>\n<p>Xaafadda Kaawa Godeey Oo Ay ciidanka howlgallada raafka ah Ka waday waxay ku dileen macalim dugsi qur\u2019aan oo lagu magacaabi jiray Sheekh Xasan Sheekh Axmed.<\/p>\n<p>Askariga macalimka dilay ayaa xoog ugasoo saaray madaraso diini ah oo qur\u2019aanka uu ku barayay rag iyo dumar kadibna banaanka ayuu ku toogtay sida ay sheegeen dadka deegaanka.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha degmada Dharkeynleey Axmed Aadan Cumar ayaa warbaahinta u xaqiijiyay in toogashadu dhacday oo askari DF-ka katirsan uu weeraray dugsi qur\u2019aan.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Howlgallo raaf ah oo ay ku qaadeen ciidamada Dowladda Federaalka degmada Madiina ee magaalada Muqdisho ayay ku dileen macalim dugsi qur&#8217;aan halkaasi ka dhigi jiray Iyadoona Tobaneeyo qof oo ubadan arday waxkabarata iskuullada ayaa howlgalka lagusoo qabtay. Xaafadda Kaawa Godeey Oo Ay ciidanka howlgallada raafka ah Ka waday waxay ku dileen macalim dugsi qur\u2019aan oo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-23154","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/23154","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=23154"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/23154\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":23155,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/23154\/revisions\/23155"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=23154"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=23154"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=23154"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}