{"id":23151,"date":"2014-11-07T01:25:51","date_gmt":"2014-11-06T22:25:51","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=23151"},"modified":"2014-11-07T01:25:51","modified_gmt":"2014-11-06T22:25:51","slug":"mooshin-ka-dhan-ah-raiisul-wasaare-cwali-oo-baarlamaanka-loo-gudbiyay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2014\/11\/mooshin-ka-dhan-ah-raiisul-wasaare-cwali-oo-baarlamaanka-loo-gudbiyay\/","title":{"rendered":"Mooshin Ka Dhan Ah Ra\u00ecisul Wasaare C\/wali Oo Baarlamaanka Loo Gudbiyay"},"content":{"rendered":"<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/11\/YUUL.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/11\/YUUL-150x150.jpg\" alt=\"YUUL\" width=\"150\" height=\"150\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-23152\" \/><\/a>Mooshin ka dhanka ah Ra&#8217;iisul-wasaaraha Soomaaliya, Cabdiweli Sheekh Axmed ayaa maanta loo gudbiyay baarlamaanka Soomaaliya. Xildhibaan C\/naasir Gaarane oo ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya ayaa VOA u sheegay in 140 xildhibaan ay saxiixeen mooshinka kalsoonidda looga noqonayo ra&#8217;iisul-wasaaraha.<\/p>\n<p>Guddoonka baarlamaanka Soomaaliya ayaa sida uu sharcigu dhigayo waxaa laga filayaa inay mooshinkan hor-keenaan baarlamaanka si cod loogu qaadayo.<\/p>\n<p>Xidlhibaannadan ayaa taageersan madaxweynaha Soomaaliya oo khilaaf weyn uu kala dhaxeeyo Ra&#8217;iisul-wasaare Cabdiweli Sheekh.<\/p>\n<p>Mooshinkan ayaa muujiyana in khilaafka labada mas&#8217;uul u dhaxeeya la xalin waayay, isla markaana la filayo in baarlamaanku uu kala saaro.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Mooshin ka dhanka ah Ra&#8217;iisul-wasaaraha Soomaaliya, Cabdiweli Sheekh Axmed ayaa maanta loo gudbiyay baarlamaanka Soomaaliya. Xildhibaan C\/naasir Gaarane oo ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya ayaa VOA u sheegay in 140 xildhibaan ay saxiixeen mooshinka kalsoonidda looga noqonayo ra&#8217;iisul-wasaaraha. Guddoonka baarlamaanka Soomaaliya ayaa sida uu sharcigu dhigayo waxaa laga filayaa inay mooshinkan hor-keenaan baarlamaanka si cod loogu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-23151","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/23151","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=23151"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/23151\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":23153,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/23151\/revisions\/23153"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=23151"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=23151"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=23151"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}