{"id":23129,"date":"2014-11-05T23:13:59","date_gmt":"2014-11-05T20:13:59","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=23129"},"modified":"2014-11-06T00:41:55","modified_gmt":"2014-11-05T21:41:55","slug":"kooxo-hubeysani-oo-wadaad-caan-ah-ku-toogtay-magaalada-mombassa-ee-dalka-kenya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2014\/11\/kooxo-hubeysani-oo-wadaad-caan-ah-ku-toogtay-magaalada-mombassa-ee-dalka-kenya\/","title":{"rendered":"Kooxo Hubeysani Oo Wadaad Caan Ah Ku Toogtay Magaalada Mombassa Ee Dalka Kenya."},"content":{"rendered":"<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/09\/bastoolad-dil.gif\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/09\/bastoolad-dil-150x150.gif\" alt=\"bastoolad-dil\" width=\"150\" height=\"150\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-22987\" \/><\/a>Wararka ka imaanaya magaalada Mombasa ee wadanka Kenya ayaa sheegaya in Kooxo Hubeysani Ay Toogteen Sheekh Saalim Margaano xilli uu kasoo baxayay masjid jaamaca Bilaal oo uu imam ka ahaa,ciidanka booliska ayaa la sheegay in wadada ay ugaleen sheekha waxyar kadib markii uu kasoo baxay salaadda Ceshaha.<\/p>\n<p>Mas\u2019uul u hadlay guddiga muslimiinta Kenya ayaa sheegay in falkan dilka ah ay ku tuhunsanyihiin ciidamada qaabilsan waxa loogu yeero Argagaxisada kuwaasi oo caan ku ah dilalka mashaa\u2019ikhda iyagoo horay udilay Sheekh Samiir Khaan,Caabudo Roogow iyo culimo kale.<\/p>\n<p>Wararkii ugu dambeeyay ee Mombaasa laga helay waxay sheegayaan in xaalad kacsanaan ah laga dareemayo waxaana laga cabsi qabaa in salafiyiinta Kenya ay qaadaan weeraro aargudasho ah.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka ka imaanaya magaalada Mombasa ee wadanka Kenya ayaa sheegaya in Kooxo Hubeysani Ay Toogteen Sheekh Saalim Margaano xilli uu kasoo baxayay masjid jaamaca Bilaal oo uu imam ka ahaa,ciidanka booliska ayaa la sheegay in wadada ay ugaleen sheekha waxyar kadib markii uu kasoo baxay salaadda Ceshaha. Mas\u2019uul u hadlay guddiga muslimiinta Kenya ayaa sheegay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-23129","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/23129","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=23129"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/23129\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":23136,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/23129\/revisions\/23136"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=23129"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=23129"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=23129"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}