{"id":23092,"date":"2014-10-12T17:33:41","date_gmt":"2014-10-12T14:33:41","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=23092"},"modified":"2014-10-12T17:38:03","modified_gmt":"2014-10-12T14:38:03","slug":"wariye-crasaaq-black-oo-maanta-kooxo-hubeysan-ay-ku-dhaawaceen-magaalada-muqdisho","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2014\/10\/wariye-crasaaq-black-oo-maanta-kooxo-hubeysan-ay-ku-dhaawaceen-magaalada-muqdisho\/","title":{"rendered":"Wariye C\/rasaaq Black Oo Maanta Kooxo Hubeysani Ay Ku DHaawaceen Magaalada Muqdisho"},"content":{"rendered":"<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/10\/balaak.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/10\/balaak-300x225.jpg\" alt=\"balaak\" width=\"300\" height=\"225\" class=\"alignleft size-medium wp-image-23093\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/10\/balaak-300x225.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/10\/balaak.jpg 576w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a>Xoogag watay gaari nooca raaxada ah, ayaa barqanimadii maanta waxay Ay Wariye C\/rasaaq Black ku dhaawaceen afaafka hore ee hoygiisa, oo ku yaal xaafada Black ee Degmada Hodan ee Bartamaha Magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p>Wariyaha waxaa lala dhaawacay Injineer Maxamed Yuusuf oo markaasi ay wada fadhiyeen, sidoo kalana waxa uu ka tirsan yahay Maamulka Jaamacada Somaliya ee Magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p>Wariyaha oo ugu yaraan ay saddex xabadood ku dhaceen, ayaa waxaa galabta laga soo saaray saallada qaliinka ee Isbitaalka Madiina, ka dib markii qaliin lagu guuleystay loogu sameeyay.<\/p>\n<p>Wararka Iminka Soo Baxaya ayaa waxaay sheegayaan in ay ka soo rayneyso xaalada caafimaadeed ee Wariye C\/risaaq Jaamac Cilmi (Black), oo maanta dhaawac loogu geystay Magaalada Muqdisho, Wuxuuna Suxufigu ka tirsanaa Telefishinka Somali Channel ee Magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p>Wariyaha, ayaa sheegay inay rasaas oodda kaga qaadeen Xoogag watay gaari nooca raaxada ah, kuwaa oo uusan aqoonsan, isla-markaana majirto cid sheegatay masuuliyada weerarka lagu dhaawacay Suxufiga.<\/p>\n<p>Weerarkaan, ayaa waxaa la dhihi karaa waxa uu qayb ka yahay dhibaatada joogtada noqotay ee lagu haayo bahda Saxaafada ee ka hawlgasha Magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p>Muqdisho waxay xudun u noqotay waxyeelada joogtada ah ee lagu haayo Suxufiyiinta Somaliyeed, ee waqtiga adag ku shaqeynaaya.<br \/>\nNagala Soo Xiriir dhacdo@hotmail.com a<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xoogag watay gaari nooca raaxada ah, ayaa barqanimadii maanta waxay Ay Wariye C\/rasaaq Black ku dhaawaceen afaafka hore ee hoygiisa, oo ku yaal xaafada Black ee Degmada Hodan ee Bartamaha Magaalada Muqdisho. Wariyaha waxaa lala dhaawacay Injineer Maxamed Yuusuf oo markaasi ay wada fadhiyeen, sidoo kalana waxa uu ka tirsan yahay Maamulka Jaamacada Somaliya ee [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-23092","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/23092","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=23092"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/23092\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":23095,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/23092\/revisions\/23095"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=23092"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=23092"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=23092"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}