{"id":23087,"date":"2014-10-12T01:33:21","date_gmt":"2014-10-11T22:33:21","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=23087"},"modified":"2014-10-12T01:33:21","modified_gmt":"2014-10-11T22:33:21","slug":"qareenada-u-doodayo-weriyayaal-muqdisho-ku-xiran-ku-dhowaad-laba-bil-oo-dowlada-ka-dalbaday-in-maxkamadla-soo-taago-ama-la-siidaayo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2014\/10\/qareenada-u-doodayo-weriyayaal-muqdisho-ku-xiran-ku-dhowaad-laba-bil-oo-dowlada-ka-dalbaday-in-maxkamadla-soo-taago-ama-la-siidaayo\/","title":{"rendered":"Qareenada U Doodayo Weriyayaal Muqdisho Ku Xiran Ku Dhowaad Laba Bil Oo Dowlada Ka Dalbaday In MaxkamadLa Soo Taago Ama La Siidaayo"},"content":{"rendered":"<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/09\/Wariyayaasha-Godka1.daqarjpg.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/09\/Wariyayaasha-Godka1.daqarjpg-300x192.jpg\" alt=\"Wariyayaasha-Godka1.daqarjpg\" width=\"300\" height=\"192\" class=\"alignleft size-medium wp-image-22782\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/09\/Wariyayaasha-Godka1.daqarjpg-300x192.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/09\/Wariyayaasha-Godka1.daqarjpg.jpg 520w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a><br \/>\nKu dhowaad laba bilood Ayaa waxaa xabsi ku yaalla magaalada Muqdisho ku xiran weriyayaal ka shaqeynaayay idaacadihii la xiray ee Shabelle iyo Sky Iyadoona Masuuliyiinta Dowlada Soomaaliya Wali Ilaa Iyo Xilligaan Wax Maxkamada Ah Aysan Soo Hor Istaajinin.<\/p>\n<p>Weriyayaashaani Ayaa Sida Ay Sheegeen Qareenada U Doodayey waxaa xiray wasaaradda ammniga ee Soomaaliya,waxaana dadka xiran ka mid ah milkiilihii idaacaddaha Shabelle IYo SKY C\/Maalik Yuusuf MAx&#8217;uud Welina maxkamad lama soo taagin Labada bile Ee ay xiran yihiin.<\/p>\n<p>Qareenada U Doodayo Wariyayaasha Xeran Ayaa Waxa Ay Gaarayaan Ilaa Iyo Lix qareen, waxayna dalbanayaan in la soo taago maxkamadda ama la siidaayo Hadaaney Lagu Heynin Qaladaad Ay Galeen Wariyayaashaasi.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ku dhowaad laba bilood Ayaa waxaa xabsi ku yaalla magaalada Muqdisho ku xiran weriyayaal ka shaqeynaayay idaacadihii la xiray ee Shabelle iyo Sky Iyadoona Masuuliyiinta Dowlada Soomaaliya Wali Ilaa Iyo Xilligaan Wax Maxkamada Ah Aysan Soo Hor Istaajinin. Weriyayaashaani Ayaa Sida Ay Sheegeen Qareenada U Doodayey waxaa xiray wasaaradda ammniga ee Soomaaliya,waxaana dadka xiran ka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-23087","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/23087","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=23087"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/23087\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":23088,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/23087\/revisions\/23088"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=23087"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=23087"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=23087"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}