{"id":23084,"date":"2014-10-07T18:14:41","date_gmt":"2014-10-07T15:14:41","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=23084"},"modified":"2014-10-07T18:14:41","modified_gmt":"2014-10-07T15:14:41","slug":"deg-deg-xoogaga-nabad-suggida-oo-maanta-xabsiga-u-taxaabay-siyaasiga-cali-tima-jilic","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2014\/10\/deg-deg-xoogaga-nabad-suggida-oo-maanta-xabsiga-u-taxaabay-siyaasiga-cali-tima-jilic\/","title":{"rendered":"DEG DEG: Xoogaga Nabad Suggida Oo Maanta Xabsiga U Taxaabay Siyaasiga Cali Tima Jilic"},"content":{"rendered":"<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/10\/tjilic.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/10\/tjilic-300x216.jpg\" alt=\"tjilic\" width=\"300\" height=\"216\" class=\"alignleft size-medium wp-image-23085\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/10\/tjilic-300x216.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/10\/tjilic.jpg 539w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a>Xoogaga Hay\u2019adda Nabad Suggida ee Gobolka Banaadir, ayaa waxay galabta xabsiga dhigeen Siyaasiga Cali Maxamed Nuux (Timajilac), oo ka tirsan Siyaasiyiinta ku nool Magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p>Xoogaga Nabad Suggida oo wata gaadiidka dagaalka, ayaa waxay xoog ku galeen hoygii uu Siyaasigaan ka degganaa Degmada Xamar Weyne, iyagoona u sheegay in uu xarig yahay, sidaana ay ku wateen.<\/p>\n<p>Nabad Suggida, ayaa waxay ninkaan ku xirtay Xabsiga Godka Jilacow ee Waqooyiga Magaalada Muqdisho, waxaana jirin wax warqad Maxkaamdeed oo ay wateen, kolkii ay soo xirayeen.<\/p>\n<p>Ilo lagu kalsoonaan karo, ayaa Dhacdo.com u sheegay in Siyaasigu lagu heysto isagoo ka hadlay xariga Suxufiyiinta iyo Idaacadaha Shabelle &#038; SKY, xilli horey looga digay inaanu ka hadlin kiiska ku aadan Suxufiyiinta.<\/p>\n<p>Timajilac, ayaa maalin ka hor Warbaahinta Magaalada Muqdisho ka sheegay in xaqdaro ku xiran yihiin afarta Suxufi ee u xiran Dowladda Federalka ee Somaliya, mudada labada bilood ka dhow.<\/p>\n<p>Nabad Suggida, ayaa 16-kii bishii August xabsiga dhigtay Siyaasiga Timajilac, xilli uu doonaayay in uu shir jaraa\u2019id kaga hadlo xariga Idaacadaha Shabelle &#038; SKY, loo geystay 15-kii bishii August.<\/p>\n<p>Cali Maxamed Nuux (Timajilac), ayaa hadda ahaa Afhayeenka Ururka Midnimada Jamhuuriyaga Somaliyeed.<\/p>\n<p>Tani waxay ka mid tahay caburinta muuqato ay Hay\u2019adda Nabad Suggida ku heyso xoritul qowlka.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xoogaga Hay\u2019adda Nabad Suggida ee Gobolka Banaadir, ayaa waxay galabta xabsiga dhigeen Siyaasiga Cali Maxamed Nuux (Timajilac), oo ka tirsan Siyaasiyiinta ku nool Magaalada Muqdisho. Xoogaga Nabad Suggida oo wata gaadiidka dagaalka, ayaa waxay xoog ku galeen hoygii uu Siyaasigaan ka degganaa Degmada Xamar Weyne, iyagoona u sheegay in uu xarig yahay, sidaana ay ku [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-23084","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/23084","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=23084"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/23084\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":23086,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/23084\/revisions\/23086"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=23084"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=23084"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=23084"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}