{"id":23077,"date":"2014-10-05T21:19:57","date_gmt":"2014-10-05T18:19:57","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=23077"},"modified":"2014-10-05T22:43:16","modified_gmt":"2014-10-05T19:43:16","slug":"masuuliyiinta-xisbiyada-siyaasdeed-ee-dalka-ka-jira-oo-maanta-booqday-wariyayaasha-ku-xeran-xabsiga-dhexe-ee-xamar","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2014\/10\/masuuliyiinta-xisbiyada-siyaasdeed-ee-dalka-ka-jira-oo-maanta-booqday-wariyayaasha-ku-xeran-xabsiga-dhexe-ee-xamar\/","title":{"rendered":"Madax Ka Kala Socotay Ururadda Siyaasadda Dalka Oo Maanta Booqday Wariyayaasha Ku Xeran Xabsiga Dhexe Ee Xamar."},"content":{"rendered":"<p>Madaxdaani Ka Kala Socotay Ururada Siyaasada Dalka Soomaaliya Iyo Masuuliyiin Ka Tirsan Dowlada Xasan Sheikh Ayaa Maanta Waxa Ay Booqdeen Wariyayaashii Dawaanahanba Ku Xernaa Xabsiga Dhexe Ee Magaalada Xamar Wariyayaasoo Ilaa Iyo Waqtigaan Aan La Soo Hor Istaajinin Wax Maxkamad Ah.<\/p>\n<p>Masuuliyiinta Maanta Booqatay Wariyayaasha Sida Sharcidarada Ay Dowlada U Xeratay Ayaa Waxaa Ka Mid Ah Gudoomiyaha Isbaheysiga Nabada C\/llaahi Sheekh Xasan,Gudoomiye Ku Xigeenka Xisbiga Midnimada Jamhuuriga Soomaaliyeed Cali Max&#8217;ed Nuux Timajilic,Nuur Bocor Jelle,Max&#8217;uud Daahir Faarax Qooley Iyo Madax Kale Oo Ka Kala Socota Dowlada Iyo Ururo Ka Jira Dalka Soomaaliya<\/p>\n<p>Dhamaantood Ururada Siyaasadeed Ee Soomaaliya Ka Jira Madaxdooda Ayaa Si Iskuwada Mid Ah Kaga Soo Horjeestay Xaraga Sharcidaradaha Ah Ee Loo Geestay Wariyayaasha Madaxa Banaan Ee Ka Howlgalayay Gudaha Magaalada Muqdisho Wexeyna Wariyayaasha U Sheegeen In Ay Ku Sabraan Ku Tagri Falka Awoodeed Ee Lagula Kacay Xilligey Ahaatana Ay Ka Bixi Doonaan Xabsiga Shaqsiyaadka Falkaani Ku Kacayana Ay Ugu Baaqeen In Xilku Ay Wareegto Tahay Kana Waan Toobaan Falalkaani Ay Kula Keceen Wariyayaasha Waxayna Madaxda Dowlada Ka Dalbadeen In Si Shuruud La&#8217;an Ah Ay Xuriyadooda U Siiyaan Wariyayaasha U Xeran.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxdaani Ka Kala Socotay Ururada Siyaasada Dalka Soomaaliya Iyo Masuuliyiin Ka Tirsan Dowlada Xasan Sheikh Ayaa Maanta Waxa Ay Booqdeen Wariyayaashii Dawaanahanba Ku Xernaa Xabsiga Dhexe Ee Magaalada Xamar Wariyayaasoo Ilaa Iyo Waqtigaan Aan La Soo Hor Istaajinin Wax Maxkamad Ah. Masuuliyiinta Maanta Booqatay Wariyayaasha Sida Sharcidarada Ay Dowlada U Xeratay Ayaa Waxaa Ka Mid [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-23077","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/23077","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=23077"}],"version-history":[{"count":5,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/23077\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":23083,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/23077\/revisions\/23083"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=23077"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=23077"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=23077"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}