{"id":23053,"date":"2014-10-04T17:35:19","date_gmt":"2014-10-04T14:35:19","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=23053"},"modified":"2014-10-04T17:35:19","modified_gmt":"2014-10-04T14:35:19","slug":"shabaab-oo-la-sheegay-in-ay-ka-bexeen-baraaweiyo-ciidamada-dowladda-oo-ku-dhiiran-la-gudaha-iney-u-galaan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2014\/10\/shabaab-oo-la-sheegay-in-ay-ka-bexeen-baraaweiyo-ciidamada-dowladda-oo-ku-dhiiran-la-gudaha-iney-u-galaan\/","title":{"rendered":"Shabaab Oo La Sheegay In Ay Ka Bexeen Baraawe,Iyo Ciidamada Dowladda Oo Ku Dhiiran La&#8217; Gudaha Iney U Galaan."},"content":{"rendered":"<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/10\/shab.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/10\/shab-300x168.jpg\" alt=\"shab\" width=\"300\" height=\"168\" class=\"alignleft size-medium wp-image-23054\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/10\/shab-300x168.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/10\/shab.jpg 590w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a>Dagaalyahanadda Ururka Al-Shabaab ayaa la sheegayaa inay ka baxeen magaalada xeebta ee Baraawe, iyadoo ciidammada AMISOM iyo kuwa dowladda aysan weli gelin.<\/p>\n<p>Dad goobjoogayaal ah ayaa Warsom.com u sheegay in Al-Shabaab ay sidoo kale qalabkoodii kala baxeen halkaas Hase Yeeshee Ay Shacabku Sheegeen In Ay Halkaasi Ku Arkayaan Haraadi Yar Yar Oo Halkaasi Jooga.<\/p>\n<p>Ciidammada Dowladda Soomaaliya Iyo Kuwa AMISOM ayaa maalin ka hor qabsaday magaalada Cadale, oo 60km u jirta Baraawe Iyagoona Ay Haatan 20km u jiraan Baraawe.<\/p>\n<p>Ururka Al-Shabaab ayaa laga saaray inta badan magaalooyinka waaweyn ee Soomaaliya, balse waxay weli ka taliyaan dhul ballaaran oo ku yaalla koonfurta iyo bartamaha dalka Soomaaliya.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dagaalyahanadda Ururka Al-Shabaab ayaa la sheegayaa inay ka baxeen magaalada xeebta ee Baraawe, iyadoo ciidammada AMISOM iyo kuwa dowladda aysan weli gelin. Dad goobjoogayaal ah ayaa Warsom.com u sheegay in Al-Shabaab ay sidoo kale qalabkoodii kala baxeen halkaas Hase Yeeshee Ay Shacabku Sheegeen In Ay Halkaasi Ku Arkayaan Haraadi Yar Yar Oo Halkaasi Jooga. Ciidammada [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-23053","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/23053","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=23053"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/23053\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":23055,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/23053\/revisions\/23055"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=23053"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=23053"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=23053"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}