{"id":23047,"date":"2014-10-04T17:07:21","date_gmt":"2014-10-04T14:07:21","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=23047"},"modified":"2014-10-04T17:07:21","modified_gmt":"2014-10-04T14:07:21","slug":"wadamadda-malaysia-indonesia-iyo-pakistan-oo-maanta-laga-ciidaynin","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2014\/10\/wadamadda-malaysia-indonesia-iyo-pakistan-oo-maanta-laga-ciidaynin\/","title":{"rendered":"Wadamadda Malaysia, Indonesia iyo Pakistan Oo Maanta Laga Ciidaynin"},"content":{"rendered":"<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/10\/ciid.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/10\/ciid-300x87.jpg\" alt=\"ciid\" width=\"300\" height=\"87\" class=\"alignleft size-medium wp-image-23048\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/10\/ciid-300x87.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/10\/ciid.jpg 740w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a>Wadamada Malaysia, Indonesia iyo Pakistan oo dhaca qaaradda Asia ayaa maanta laga wada ciideynin,<br \/>\niyadoo dunida kale ee Islaamka laga wada xusaayo munaasabada Ciidul adxa.<\/p>\n<p>Malaayin Muslimiin xujey ah ayaa shalay oo jimce ahayd gutay rukniga ugu muhiimsan camalka xajka, waxaana ay taagnayeen banka Carafo.<\/p>\n<p>Guddi ka tirsan waaxda arrimaha Diinta ee dalka Pakistan ayaa go\u2019aamiyey in isniinta soo socota ay ahaan doonto maalinta koowaad ee Ciidul adxa.<\/p>\n<p>Waxaana Afhayeen u hadlay sheegay in aan laga arkin guud ahaan dalkaas Bisha Dul Haj.<br \/>\nDowladda Malaysia iyo Indonesia ayaa dhinacooda sidoo kale shaaciyey in berrito oo axad ah ay u tahay maalinta koowaad ee Ciidul adxa, inkastoo qeyb yar oo kamid ah Indonesia laga ciidayo maanta.<br \/>\nKhilaafka Ciida Carafada ayaa ah mid dhif iyo naadir ah, waxaana arrintaan aad ula yaabay Culimo waaweyn.<\/p>\n<p>Dhamaan wadamadaan ayaa shalay laga wada soomana iyadoo ay lamid ahaayeen muslimiinta kale ee caalamka oo sidoo kale wada soomana.<br \/>\nBoqortooyada Sacuudiga ayaa 24-kii bishii lasoo dhaafay shaaciyey in dalkaas laga arkey bisha Dul Xaj isla markaana 4ta bisha October oo maanta ah ay ku beegan tahay maalinta koowaad Ciida Carafo.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wadamada Malaysia, Indonesia iyo Pakistan oo dhaca qaaradda Asia ayaa maanta laga wada ciideynin, iyadoo dunida kale ee Islaamka laga wada xusaayo munaasabada Ciidul adxa. Malaayin Muslimiin xujey ah ayaa shalay oo jimce ahayd gutay rukniga ugu muhiimsan camalka xajka, waxaana ay taagnayeen banka Carafo. Guddi ka tirsan waaxda arrimaha Diinta ee dalka Pakistan ayaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-23047","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/23047","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=23047"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/23047\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":23049,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/23047\/revisions\/23049"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=23047"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=23047"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=23047"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}