{"id":23006,"date":"2014-10-02T21:09:33","date_gmt":"2014-10-02T18:09:33","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=23006"},"modified":"2014-10-02T21:10:47","modified_gmt":"2014-10-02T18:10:47","slug":"siyaasiga-claahi-sheekh-xasan-oo-maanta-la-horkeenay-maxkamada-gobolka-banaadi","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2014\/10\/siyaasiga-claahi-sheekh-xasan-oo-maanta-la-horkeenay-maxkamada-gobolka-banaadi\/","title":{"rendered":"Siyaasiga C\/laahi Sheekh Xasan Oo Maanta La Horkeenay Maxkamada Gobolka Banaadi"},"content":{"rendered":"<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/10\/csx.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/10\/csx-300x200.jpg\" alt=\"csx\" width=\"300\" height=\"200\" class=\"alignleft size-medium wp-image-23008\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/10\/csx-300x200.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/10\/csx.jpg 576w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a>C\/laahi Sheekh Xasan oo Ka Mid Ah Siyaasiyiinta Ka Jira Dalka OoMaalinkii shalay lagu xiray Garoonka Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho, loona gudbiyay Xabsiga Godka Jilacow, ayaa waxaa maanta la horkeenay Maxkamada Gobolka Banaadir.<\/p>\n<p>Siyaasiga, ayaa laga qoray eedeymihii loo heystay waxaana dib loogu celiyay Xabsiga Godka Jilacow oo ku yaal Degmada Boondheere ee Waqooyiga Magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p>Waxaa soo baxaaya warar sheegaaya in Siyaasigu uu ka horyimid geedi socodka nabadda ee Magaalada Muqdisho iyo inuu dadka Muqdisho ku dhiira gelinaayay inay hubka qaataan, lana dagaalamaan laamaha ammaanka iyo Xoogaga Midowga Afrika ee Amisom.<\/p>\n<p>Wariye, ayaa ku soo waramaaya in C\/laahi Sheekh Xasan uu si adag kaga horyimid eedeymihii lagu soo oogay, isla-markaana ay muddo kooban ka dib laamaha ammaanku ku celiyeen Xabsiga Godka Jilacow.<\/p>\n<p>Wararka laga helaayo Xafiiska Ra\u2019iisal Wasaaraha Somaliya, ayaa waxay sheegayaan inaanay Xukuumadu waxba kala socon haba yaraatee xariga Siyaasiga C\/laahi Sheekh Xasan.<\/p>\n<p>Garabka Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa waxaa lagu dhaliilaa inay Magaalada Muqdisho ka wadaan caburin ka dhan ah Siyaasiyiinta, Xarumaha Warbaahineed ee gaarka loo lee yahay iyo qaybaha bulshada.<\/p>\n<p>Magaalada Muqdisho, ayaa waxaa xilligaan ka taagan inaanay dadku kaba hadli karin xariga ay geysaneyso Dowladda, iyadoo sidoo kalana ay qareenadu adag tahayba inay u hadlaan dadka u xiran Dowladda.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>C\/laahi Sheekh Xasan oo Ka Mid Ah Siyaasiyiinta Ka Jira Dalka OoMaalinkii shalay lagu xiray Garoonka Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho, loona gudbiyay Xabsiga Godka Jilacow, ayaa waxaa maanta la horkeenay Maxkamada Gobolka Banaadir. Siyaasiga, ayaa laga qoray eedeymihii loo heystay waxaana dib loogu celiyay Xabsiga Godka Jilacow oo ku yaal Degmada Boondheere ee Waqooyiga [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-23006","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/23006","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=23006"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/23006\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":23009,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/23006\/revisions\/23009"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=23006"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=23006"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=23006"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}