{"id":22992,"date":"2014-10-01T00:31:48","date_gmt":"2014-09-30T21:31:48","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=22992"},"modified":"2014-10-01T00:40:47","modified_gmt":"2014-09-30T21:40:47","slug":"inkabadan-toban-urur-siyaasadeed-soomaali-ah-oo-siminaar-muddo-5-cisho-socday-ugu-soo-gaba-gaboobey-dalka-kenya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2014\/10\/inkabadan-toban-urur-siyaasadeed-soomaali-ah-oo-siminaar-muddo-5-cisho-socday-ugu-soo-gaba-gaboobey-dalka-kenya\/","title":{"rendered":"Inkabadan Toban Urur Siyaasadeed Soomaali Ah Oo Siminaar Muddo 5-Cisho  Socday Ugu Soo Gaba Gaboobey  Dalka Kenya."},"content":{"rendered":"<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/10\/3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/10\/3-300x200.jpg\" alt=\"3\" width=\"300\" height=\"200\" class=\"alignleft size-medium wp-image-22994\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/10\/3-300x200.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/10\/3.jpg 681w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/10\/Diida1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/10\/Diida1-300x199.jpg\" alt=\"Diida1\" width=\"300\" height=\"199\" class=\"alignleft size-medium wp-image-22996\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/10\/Diida1-300x199.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/10\/Diida1.jpg 686w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/10\/dida2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/10\/dida2-300x200.jpg\" alt=\"dida2\" width=\"300\" height=\"200\" class=\"alignleft size-medium wp-image-22995\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/10\/dida2-300x200.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/10\/dida2.jpg 684w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a>Iyadoo Dhawaanahanba La Hadal Hayey Xeerka Ururadda Siyaasadda Dalka In La Horgeeyo Baarlamaanka Soomaaliya Ayaa Ururo Siyaasadeed Oo Kabadan Toban Urur Waxaa Siminaar Ugu Soo Gabagabeeyey Ha\u2019adda<br \/>\nOSLO CENTER Oo Fadhigeedu yahay Magaalada OSLO Ee Dalka Norway.<\/p>\n<p>Hay\u2019addaani OSLO CENTER AYaa Ilaa Iyo 2012 Waxa Ay Waday Siminaaro Ay U Qabaneysay Ururada Siyaasdeed Ee Dalka Ka Jira Waxayna Ururada Waxa Ka Bareysay Dimoqradiyada Doorashooyinka Iyo Xuriyatul Qowlka Iyadoo Ay Hay\u2019addani Ay Siminaaro Siiso Qeybo Ka Mid Ah Hay\u2019addaha Dowladda Siiba  Gudiyada Baarlamaanka Ee Soomaaliya Waxayna Ha\u2019addaani Ku Hanweyntahay In Ay Argto 2016 Doorashooyin Ka Dhaa Gudaha Dalka Soomaaliya Lamana oga Sida Ay Suura Gal U Noqon Karto Arntaasi.<\/p>\n<p>Ururada Siyaasadeed Ee Ka Qeyb Galay Siminaarka Ayaa Waxaa Ka Mid Ah Xisbiga Midnimada jamhuuriga Soomaaliyeed , Isbaheysiga Nabada Iyo Dimuqraadiyadda Iyo Xibiyo Kale Ee Ka Jira Dalka Ma Yara Hadal Heynta Diiwaan Galinta Ururada Siyaasadeed Ee Dalka Iyo Balan Qaadyada Madaxda Dowlada Oo Tilmaamaya In Sanadda 2016 Ay Doorasho Xur Ah Ka Dhici Doonto Gudaha Dalka Soomaaliya.<\/p>\n<p>Arinkaani  Ayaa Waxa Mugdi Galinaya Markii Ay Dhawaan Bilaabatay Ugaarsiga Iyo Xer Xeridda Madax Ka Tirsan Ururada Siyaasadeed Ee Dalka Ka Jira Iyo Idaacadaha Madaxa Banaan Oo Albaabada La Isugu Dhuftay Iyadoona Ay Ilaa Iyo Iminka Ay Xabsiyada Muqdisho Ay Ka Buuxaan Wariyayaal Aan Ilaa Iyo Iminka Aan Wax Maxkamada Ah La Soo Taagin.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Iyadoo Dhawaanahanba La Hadal Hayey Xeerka Ururadda Siyaasadda Dalka In La Horgeeyo Baarlamaanka Soomaaliya Ayaa Ururo Siyaasadeed Oo Kabadan Toban Urur Waxaa Siminaar Ugu Soo Gabagabeeyey Ha\u2019adda OSLO CENTER Oo Fadhigeedu yahay Magaalada OSLO Ee Dalka Norway. Hay\u2019addaani OSLO CENTER AYaa Ilaa Iyo 2012 Waxa Ay Waday Siminaaro Ay U Qabaneysay Ururada Siyaasdeed Ee Dalka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-22992","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/22992","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=22992"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/22992\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":22998,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/22992\/revisions\/22998"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=22992"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=22992"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=22992"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}