{"id":22968,"date":"2014-09-29T19:13:23","date_gmt":"2014-09-29T16:13:23","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=22968"},"modified":"2014-09-29T19:22:42","modified_gmt":"2014-09-29T16:22:42","slug":"wariyayaashii-ku-xiran-xabsiyada-dowlada-ee-magaalada-muqdisho-oo-ka-soomay-cuntada","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2014\/09\/wariyayaashii-ku-xiran-xabsiyada-dowlada-ee-magaalada-muqdisho-oo-ka-soomay-cuntada\/","title":{"rendered":"Wariyayaasha Ku Xiran Xabsiyada Dowlada Ee Magaalada Muqdisho Oo Ka Soomay Cuntada"},"content":{"rendered":"<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/09\/Wariyayaasha-Godka1.daqarjpg.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/09\/Wariyayaasha-Godka1.daqarjpg-300x192.jpg\" alt=\"Wariyayaasha-Godka1.daqarjpg\" width=\"300\" height=\"192\" class=\"alignleft size-medium wp-image-22782\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/09\/Wariyayaasha-Godka1.daqarjpg-300x192.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/09\/Wariyayaasha-Godka1.daqarjpg.jpg 520w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a>Ku Dhawaad afar Suxufi oo u xiran Dowladda Somaliya, ayaa waxay bilaabeen inay cunada ka soomaan, iyagoo dalbaday inay helaan Maxkamad Cadaalad ku dhisan.<\/p>\n<p>Suxufiyiintaan, ayaa saddex ka mid ah waxay Dowladdu u xiran yihiin 46 maalmood, halka midka kalana uu xiran yahay 23 maalmood, waxaana jirin Maxkamad si buuxdo u qaaday kiisaskooda, iyagoona xiran bilaa xukun Maxkamadeed.<\/p>\n<p>Afarta Suxufi, ayaa waxay ku xiran yihiin Xabsiga Dhexe ee Xamar, waxayna laamaha ammaanka ku fashilmayn inay si buuxdo u horkeenaan Maxkamad kiisaskoodaan qaada, bal si loo ogaado waxa dhabta ah ee lagu heysto.<\/p>\n<p>Ehelada Suxufiyiinta oo maanta ku booqday Xabsiga Dhexe, ayaa waxay ku soo celiyeen cunooyin iyo agabyo kale oo ay u geeyeen, ka gadaal markii ay u sheegeen inay cunadiiba ka soomeen.<\/p>\n<p>Laba ka mid ah ehelada Suxufiyiinta xiran, ayaa xaqiijiyay in ay cunada ka soomeen, isla-markaana ay dalbanayaan inay helaan Maxkamad Cadaalad ku dhisan.<\/p>\n<p>Suxufiyiintu waxay ka cabaneysaa xariga Cadaalad darada ku dhisan, iyagoona Dowladda Federalka ee Somaliya weydiisanaaya inay helaan Maxkamad, si sax ah kiisaskooda u qaada.<\/p>\n<p>Qareenada Suxufiyiinta, ayaa waxaa la rumeysan yahay inay dareen baqdin ah ka qabaan dhinaca Dowladda Somaliya, waxayna Qareenadu iska diidayaan inay Saxaafada ka soo hormuuqdaan.<\/p>\n<p>Dowladda socod baradka ah, ayaa dhegaha ka fureysanaysa baaqyada kaga imaanaaya hay\u2019adaha caalamiga ah, ee ku wajahan inay fasaxdo Suxufiyiinta amaba ay Maxkamad horkeento.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ku Dhawaad afar Suxufi oo u xiran Dowladda Somaliya, ayaa waxay bilaabeen inay cunada ka soomaan, iyagoo dalbaday inay helaan Maxkamad Cadaalad ku dhisan. Suxufiyiintaan, ayaa saddex ka mid ah waxay Dowladdu u xiran yihiin 46 maalmood, halka midka kalana uu xiran yahay 23 maalmood, waxaana jirin Maxkamad si buuxdo u qaaday kiisaskooda, iyagoona xiran [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-22968","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/22968","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=22968"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/22968\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":22974,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/22968\/revisions\/22974"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=22968"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=22968"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=22968"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}