{"id":22950,"date":"2014-09-27T12:58:13","date_gmt":"2014-09-27T09:58:13","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=22950"},"modified":"2014-09-27T12:58:13","modified_gmt":"2014-09-27T09:58:13","slug":"cabdi-qeybdiid-ciidamada-gal-mudug-waxaan-amrayaa-in-ay-bur-buriyaan-diyaaradii-soo-caga-dhigata","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2014\/09\/cabdi-qeybdiid-ciidamada-gal-mudug-waxaan-amrayaa-in-ay-bur-buriyaan-diyaaradii-soo-caga-dhigata\/","title":{"rendered":"&#8220;CABDI QEYBDIID&#8221; Ciidamada Gal-Mudug Waxaan Amrayaa In Ay Bur-Buriyaan Diyaaradii Soo Caga Dhigata&#8230;.."},"content":{"rendered":"<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/09\/Galmudug_Qeybdiid11.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/09\/Galmudug_Qeybdiid11-300x171.jpg\" alt=\"Galmudug_Qeybdiid1\" width=\"300\" height=\"171\" class=\"alignleft size-medium wp-image-22951\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/09\/Galmudug_Qeybdiid11-300x171.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/09\/Galmudug_Qeybdiid11.jpg 350w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a><br \/>\nMadaxweynaha maamul-gobolledka Galmudug,Cabdi Xasan Cawaale (Qaybdiid) oo saxaafadda la hadaly xilli uu galinkii danbe ee shalay soo gaaray Gaalkacyo, waxaa uu iclaamiyey dagaal ka dhan ah diyaaradii soo caga dhigata garoonka diyaaradaha Cabdullaahi Yuusuf ee magaalada Gaalkacyo.<\/p>\n<p>Cabdi Qaybdiid ayaa digniin u diyaray diyaaradaha ka soo dagaya garoonka diyaaradaha Cabdullaahi Yuusuf, waxaa uu si gaar ah ugu digay diyaarada xilliga horeee shalay timid soo qaada<\/p>\n<p>\u201cWaxaan u digayna diyaarada xilliga hore soo caga dhigata garoonka Cabdullaahi Yuusuf,annaga wan xirnay garoonka ma ka soo dagi karan, saakay si qalad ah bay uga soo daggeen hadday dhacdo berri ciidanku waxay amar ku qabaan waajibkooda inay gutaan,\u201dayuu yiri madaxweynaha Galmudug oo shalay galab la hadlay taageerayaashiisa.<\/p>\n<p>Cabdiqaybdiid ayaa hadalkiisa u dhigay in la jebiyay Go\u2019aankii ay shalay ka soo sareen Garoonka gaalkacyo oo ahaa in aysan wax diyarad ah ka soo degi dooni.<br \/>\n\u201cWaxan la socona Saakay in si sharci dara ah oo qar iska tuurnimo ah ay uga degtay Diyaradda qaadka ee Blue Band, balse hadday soo laabato ciidamada waxay qabaan amar buuxa\u201d ayuu yiri Qaybdiid<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha maamul-gobolledka Galmudug,Cabdi Xasan Cawaale (Qaybdiid) oo saxaafadda la hadaly xilli uu galinkii danbe ee shalay soo gaaray Gaalkacyo, waxaa uu iclaamiyey dagaal ka dhan ah diyaaradii soo caga dhigata garoonka diyaaradaha Cabdullaahi Yuusuf ee magaalada Gaalkacyo. Cabdi Qaybdiid ayaa digniin u diyaray diyaaradaha ka soo dagaya garoonka diyaaradaha Cabdullaahi Yuusuf, waxaa uu si gaar [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-22950","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/22950","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=22950"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/22950\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":22952,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/22950\/revisions\/22952"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=22950"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=22950"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=22950"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}