{"id":2295,"date":"2011-07-23T15:29:51","date_gmt":"2011-07-23T15:29:51","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=2295"},"modified":"2011-07-23T15:29:51","modified_gmt":"2011-07-23T15:29:51","slug":"gaal-ka-socda-qaramada-mugdiga-iyo-gaal-ka-socda-hayada-kufriga-wfp-oo-muqdisho-yimid","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2011\/07\/gaal-ka-socda-qaramada-mugdiga-iyo-gaal-ka-socda-hayada-kufriga-wfp-oo-muqdisho-yimid\/","title":{"rendered":"GAAL KA SOCDA QARAMADA MUGDIGA Iyo GAAL KA SOCDA HAY&#8217;ADA KUFRIGA WFP oo muqdisho yimid"},"content":{"rendered":"<p>\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0 <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/07\/wfb5.bmp\"><img decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-2304\" title=\"wfb\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/07\/wfb5.bmp\" alt=\"\" \/><\/a><\/p>\n<p>\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0 \u00a0 <span style=\"text-decoration: underline;\"><em>wararka somaaliaya<\/em><\/span><\/p>\n<p>Iyadoo inta badan laga dareemayo abaaro iyo cunto la&#8217;aan gobolada iyo<br \/>\ndegmooyinka dalka soomaaliya ayna muujiyeen meelaha ay ka taliyaan<br \/>\nxarakada mujaahidiinta alshabaab gurmad iyo gacansiin buuxda dadka<br \/>\ndhibaateysan isla markaana ay gacan ka geysteen ganacsatada iyo<br \/>\nshirkadaha somalidu leedahey ayaa waxaa shaley magaalada muqdisho soo<br \/>\ngaarey lobo gaal oo ka kala socdey xoghayaha guud ee qaramada mugdiga<br \/>\niyo hey&#8217;adda kufriga wfp naag ka socotey idoona indha indheyn iyo wax<br \/>\naad moodo tamashle kula kula kulmayey gaalo raacyo sheegta in ay<br \/>\nmasuul ka yihiin dalkan somaaliya.<\/p>\n<p>Maahan markii ugu horeysey oo gaalo soo gaadho somaliya meelaha ay ka<br \/>\narimiyaan gaalada amisom iyo kuwa la socda waxeyna mar kasta sheegaan<br \/>\nin ay keeni doonaan cunto farabadan oo ay bixin doonaan lacago<br \/>\nmalaayiin dolar kadibna la maqlo iyaga oo ku eedeynaya gaalo raacyadii<br \/>\nla socdey in ay xadeen malaayiin dolar oo aaney shacabkii<br \/>\ndhibaateysnaa waxba kasoo gaarin.<br \/>\nSomaalida ayaa waqtiyadan u muuqda kuwo isku tashanaya gaalo iyo<br \/>\nhadalkeedna meel iska dhigey iyadoo la ogaadey in hey&#8217;adaha gaaladu<br \/>\naaney wax faa&#8217;iido ah u laheyn muslimiinta ay ku dhexmeereysanayaan<br \/>\nbalse ay dhagar iyo hagardaamo oo kaliya ay qeybiyaan.<\/p>\n<p><strong>\u00a0<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0 \u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0 \u00a0 wararka somaaliaya Iyadoo inta badan laga dareemayo abaaro iyo cunto la&#8217;aan gobolada iyo degmooyinka dalka soomaaliya ayna muujiyeen meelaha ay ka taliyaan xarakada mujaahidiinta alshabaab gurmad iyo gacansiin buuxda dadka dhibaateysan isla markaana ay gacan ka geysteen ganacsatada iyo shirkadaha somalidu leedahey ayaa waxaa shaley magaalada muqdisho soo gaarey lobo gaal oo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-2295","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2295","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=2295"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2295\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":2307,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2295\/revisions\/2307"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=2295"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=2295"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=2295"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}