{"id":22926,"date":"2014-09-27T11:39:32","date_gmt":"2014-09-27T08:39:32","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=22926"},"modified":"2014-09-27T12:15:20","modified_gmt":"2014-09-27T09:15:20","slug":"xasan-sheikh-doorashooyinku-sanada-2016-da-way-dhacayaan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2014\/09\/xasan-sheikh-doorashooyinku-sanada-2016-da-way-dhacayaan\/","title":{"rendered":"&#8220;Xasan Sheikh&#8221; Awooda Al-Shabaab Waan Wiiqney, Doorashooyinku Sanada 2016-dana Way Dhacayaan."},"content":{"rendered":"<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/09\/XB.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/09\/XB.jpg\" alt=\"XB\" width=\"200\" height=\"112\" class=\"alignleft size-full wp-image-22927\" \/><\/a>Xasan Shiikh Maxamuud Madaxweynaha Soomaaliya,oo ka qaybgalaya shirka Golaha loo dhan yahay ee Qaramada Midoobay ee ka dhacaya magaalada New York ee dalka Mareykanka ayaa Ka Hadlay xaaladda amaanka, maamulada gobolada iyo arrimo kale oo ay ku jirto khilaafka soohdinta xagga badda ee Soomaaliya arimaha amaanka ,xaaladaha bini aadanimo ee dalka kajira iyo dooorashooyinka dowladiisu ay qorsheeneeso in laqabto sanadka 2016.<\/p>\n<p>Dhanka amaanka ayuu madaxweynuhu waxa uu usheegay madaxdii fadhiga joogtay in dowladiisu wax badan ay ka qabatay ayna guulo muhiim ah ka gaartay dagaalka Al-shabab ee Al-Qaeda xiiriirka laleh.<\/p>\n<p>Madaxweyne Hassan ayaa sheegay in dowladiisa oo kaashaneesa AMISOM ay wiiqday awoodii Shabab 70% dalka dowladiisu gacanta ay kuheeso.<\/p>\n<p>\u201cAsaasaaska mustaqbalka soo socda waxaa qeyb ka ah jabka Al-shabab iskaashiga ciidamada Somalia iyo AMISOM waxa ay suurtagalisay in 70% deegaanada koonfur iyo bartamaha Somalia dhaca laga qabsado Al-shababab\u201dayuu yiri Madaxweynuhu.<\/p>\n<p>Mudane Hassan ayaa sheegay in Somalia ay kutaalo goob istaraatiijiyad leh taasi darteedna madama sida uu sheegay lawiiqay Al-shabab ay dhici karto in Kooxa kale sida ISIS ee Iraq iyo Syria ay soo aadi karaan Somalia iyagoo caawinaya Al-shabab.<\/p>\n<p>Madaxweyne Hassan Mohamud ayaa qudbadiisa kusheegay \u201cMarnabana dowladeedu ma ogolaan doonto in kooxahu fikradahooda ay kufaafiyaan Somalia.\u201d<\/p>\n<p>Sidoo kale madaxweynaha Somalia Hassan Sheikh Mohamud ayaa taabtay abaarta kajirta gudaha dalka, madax weynaha ayaa ku sheegay tirada dadka iminka dalka gudihiisa ugu baahan gargaarka in ay gaarayaan 3.2 million oo ruux,noloshoodana ay kujirto Qatar.<\/p>\n<p>Abaarta saddax jibaar ,waxay saro u qaaday qiimaha cuntada, nafaqa darada si yaadeesa amaan la\u2019aanta ayaa sidoo kale kadhigtay,xaalada bini aadanimo mid aan ka duwaneen abaartii 2011.<\/p>\n<p>Madaxweynaha ayaa dowladisu kusheegay in wax badan ay ka qabatay dhanka garsoorka,xoojinta xiriirka caalamka,iyo maamulka dowladeed.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xasan Shiikh Maxamuud Madaxweynaha Soomaaliya,oo ka qaybgalaya shirka Golaha loo dhan yahay ee Qaramada Midoobay ee ka dhacaya magaalada New York ee dalka Mareykanka ayaa Ka Hadlay xaaladda amaanka, maamulada gobolada iyo arrimo kale oo ay ku jirto khilaafka soohdinta xagga badda ee Soomaaliya arimaha amaanka ,xaaladaha bini aadanimo ee dalka kajira iyo dooorashooyinka dowladiisu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-22926","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/22926","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=22926"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/22926\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":22937,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/22926\/revisions\/22937"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=22926"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=22926"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=22926"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}