{"id":22917,"date":"2014-09-27T11:24:02","date_gmt":"2014-09-27T08:24:02","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=22917"},"modified":"2014-09-27T11:24:02","modified_gmt":"2014-09-27T08:24:02","slug":"shirkadaha-diyaaradaha-oo-u-hogaansamay-amarkii-ka-soo-baxay-maamulka-puntland","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2014\/09\/shirkadaha-diyaaradaha-oo-u-hogaansamay-amarkii-ka-soo-baxay-maamulka-puntland\/","title":{"rendered":"Shirkadaha Diyaaradaha Oo U Hogaansamay Amarkii Ka Soo Baxay Maamulka Puntland"},"content":{"rendered":"<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/09\/AirporkaGaalkacyo_260914-3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/09\/AirporkaGaalkacyo_260914-3-300x168.jpg\" alt=\"AirporkaGaalkacyo_260914-3\" width=\"300\" height=\"168\" class=\"alignleft size-medium wp-image-22918\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/09\/AirporkaGaalkacyo_260914-3-300x168.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/09\/AirporkaGaalkacyo_260914-3.jpg 600w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a>Dowlada Puntland ayaa sheegtay inay Shatiga shaqada kala noqon doonto Shirkadaha diyaaradaha ee ka dega Airpor macmal ah oo uu furay Hogaamiyaha Galmudug Col.Cabdi Qeybdiid.<\/p>\n<p>Puntland ayaa ku eedaysay Cabdi Qeybdiid inuu hub uu ka keenay Muqdisho doonayey inuu kasoo dajiyo Airporka Macmalka ah oo ku yaal nawaaxiga Bandiiradley goob u jirta 10km koonfurta Gaalkacyo.<\/p>\n<p>Xukuumada Puntland ayaa sidoo kale uga digtay shirkadaha diyaaradaha inay wax hub ah kasoo dejiyaan dhulka Puntland iyo nawaaxigeeda.<\/p>\n<p>Go\u2019aanka Puntland oo ay si weyn uga horyimaadeen maamulka Galmudug ayaa dhankooda sheegay in wixii ka bilowda 24ka bisha September aysan wax diyaarado ah kasoo degi Karin Airporka weyn ee Cabdullahi Yusuf ee ku yaal Gaalkacyo ayna maamusho Puntland.<\/p>\n<p>Balse shaqada Airporka Cabdullahi Yusuf ee magaalada Gaalkacyo ayaa weli si habsami ah u socota, waxaana weli kasoo degaya diyaaradaha rakaabka iyo kuwa kale ee ganacsiga.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dowlada Puntland ayaa sheegtay inay Shatiga shaqada kala noqon doonto Shirkadaha diyaaradaha ee ka dega Airpor macmal ah oo uu furay Hogaamiyaha Galmudug Col.Cabdi Qeybdiid. Puntland ayaa ku eedaysay Cabdi Qeybdiid inuu hub uu ka keenay Muqdisho doonayey inuu kasoo dajiyo Airporka Macmalka ah oo ku yaal nawaaxiga Bandiiradley goob u jirta 10km koonfurta Gaalkacyo. [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-22917","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/22917","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=22917"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/22917\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":22919,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/22917\/revisions\/22919"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=22917"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=22917"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=22917"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}