{"id":22910,"date":"2014-09-25T13:55:16","date_gmt":"2014-09-25T10:55:16","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=22910"},"modified":"2014-09-25T13:55:16","modified_gmt":"2014-09-25T10:55:16","slug":"shir-ku-saabsan-arrimaha-somalia-oo-lagu-qabtey-xarunta-qaramada-midoobay-ee-magaalada-new-york","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2014\/09\/shir-ku-saabsan-arrimaha-somalia-oo-lagu-qabtey-xarunta-qaramada-midoobay-ee-magaalada-new-york\/","title":{"rendered":"Shir Ku saabsan Arrimaha Somalia Oo Lagu Qabtey Xarunta Qaramada Midoobay Ee Magaalada New York."},"content":{"rendered":"<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/09\/qm.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/09\/qm-300x168.jpg\" alt=\"qm\" width=\"300\" height=\"168\" class=\"alignleft size-medium wp-image-22912\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/09\/qm-300x168.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/09\/qm.jpg 640w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a>Shirkan oo ka gaar ahaa shirweynaha Golaha Guud ee Qaramada Midoobay waxaa shir-guddoominayay Madaxweynaha Somalia Xasan Sheekh Maxamuud, Xoghayaha guud QM, iyo guddoomiyaha guddiga Midowga Africa.<\/p>\n<p>Xasan Sheekh ayaa shirka ka sheegay wixii u qabsoomay dowladdiisa isagoo xusay in siyaasadd dowladdiisu ku dhisan tahay wadatashi si dadka oo dhan laga qeybgaliyo talaabooyikna ay aayahooda ku go&#8217;aaminayaan.<\/p>\n<p>Xoghayaha Guud ee Qarmada Midoobay Ban ki Moon oo isna kulan ka hadlay ayaa soo dhoweeyey horumarka siyaasadeed ee Somalia ay ku talaabsaneyso.<\/p>\n<p>Dlamini-Zuma, Guddomiyaha guddiga midowga Africa ayaa iyadiuna shirka ka sheegtay in midowga Africa uu baadhayo eedaha ciidamada AMISOM loo jeediyay ee ku aadan inay kufsi ka geysteen gudaha Somalia.<\/p>\n<p>C\/raxmaan Beyle, wasiirka arrimaha dibedda Soomaaliya ayaa VOA u sheegay in shirkan looga hadlay geedi-socodka lagu xaqiijinayo doorashada 2016-ka la qaban doono.<\/p>\n<p>C\/raxmaan Beyle wuxuu kaloo VOA u sheegay in jaamacadda Carabtu ay maanta u balanqaaday dowladda Soomaaliya inay bil-walba Somalia siin doonto 10 malyuun oo Dollar oo lagu kabayo miisaaniyadda dowladda Somalia. <\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Shirkan oo ka gaar ahaa shirweynaha Golaha Guud ee Qaramada Midoobay waxaa shir-guddoominayay Madaxweynaha Somalia Xasan Sheekh Maxamuud, Xoghayaha guud QM, iyo guddoomiyaha guddiga Midowga Africa. Xasan Sheekh ayaa shirka ka sheegay wixii u qabsoomay dowladdiisa isagoo xusay in siyaasadd dowladdiisu ku dhisan tahay wadatashi si dadka oo dhan laga qeybgaliyo talaabooyikna ay aayahooda ku [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-22910","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/22910","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=22910"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/22910\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":22913,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/22910\/revisions\/22913"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=22910"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=22910"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=22910"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}