{"id":22906,"date":"2014-09-25T13:47:53","date_gmt":"2014-09-25T10:47:53","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=22906"},"modified":"2014-09-25T13:47:53","modified_gmt":"2014-09-25T10:47:53","slug":"golaha-amaanka-oo-ansixiyey-qaraarka-ka-hortagidda-dagaalyahanada-caalamiga-ah","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2014\/09\/golaha-amaanka-oo-ansixiyey-qaraarka-ka-hortagidda-dagaalyahanada-caalamiga-ah\/","title":{"rendered":"Golaha Amaanka Oo Ansixiyey Qaraarka Ka Hortagidda Dagaalyahanada Caalamiga Ah"},"content":{"rendered":"<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/09\/ISIL_2-348x220.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/09\/ISIL_2-348x220-300x189.jpg\" alt=\"ISIL_2-348x220\" width=\"300\" height=\"189\" class=\"alignleft size-medium wp-image-22907\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/09\/ISIL_2-348x220-300x189.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/09\/ISIL_2-348x220.jpg 348w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/09\/Golaha_amaanka_Dagaalka_ISIS.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/09\/Golaha_amaanka_Dagaalka_ISIS-300x168.jpg\" alt=\"Golaha_amaanka_Dagaalka_ISIS\" width=\"300\" height=\"168\" class=\"alignleft size-medium wp-image-22908\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/09\/Golaha_amaanka_Dagaalka_ISIS-300x168.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/09\/Golaha_amaanka_Dagaalka_ISIS.jpg 635w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a>Golaha Amaanka ee Qaramada Midoobay oo xalay yeeshay kulan aan caadi ahayn oo uu shir guddoominayey Madaxweynaha Maraykanka Barack Obama ayaa Qaraar looga soo saaray ka hortagida dadka doonaya inay ka qeyb qaataan dagaalada ka socda Wadamada Ciraaq iyo Siiriya.<\/p>\n<p>Qaraarkan oo ah mid ku khasbaya wadamada xubnaha ka ah Qaramada Midoobay inay la socdaan oo ay xanibaan dhalinyarada doonaya inay ku biiraan kooxaha ka dagaalama wadamada Ciraaq iyo Siiriya. Qaraarkan ayaa ah mid la hoos geeyey qodobka 7aad ee Golaha Amaanka awooda u siinaya in wadankii jabiya la saaro xayiraad dhaqaale ama militari.<\/p>\n<p>Qaraarkan ayaa la doonayaa in lagu hakiyo dagaalyahanada sita basaboorada dalalka reer Galbeedka ee dagaalka u aadaya wadamada Ciraaq iyo Siiriya, iyadoo ay dalalka horumaray ka cabsi qabaan in dadka kusoo tababartay dalalkaasi ay dib ugu noqdaan wadamadooda ama halkaasi ka fuliyaan falal amniga wax u dhimaya.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Golaha Amaanka ee Qaramada Midoobay oo xalay yeeshay kulan aan caadi ahayn oo uu shir guddoominayey Madaxweynaha Maraykanka Barack Obama ayaa Qaraar looga soo saaray ka hortagida dadka doonaya inay ka qeyb qaataan dagaalada ka socda Wadamada Ciraaq iyo Siiriya. Qaraarkan oo ah mid ku khasbaya wadamada xubnaha ka ah Qaramada Midoobay inay la socdaan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-22906","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/22906","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=22906"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/22906\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":22909,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/22906\/revisions\/22909"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=22906"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=22906"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=22906"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}