{"id":22903,"date":"2014-09-25T13:42:37","date_gmt":"2014-09-25T10:42:37","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=22903"},"modified":"2014-09-25T13:42:37","modified_gmt":"2014-09-25T10:42:37","slug":"hayadda-dhismaha-wadooyinka-puntland-oo-ka-hadashay-dilkii-eng-cabdirashiid","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2014\/09\/hayadda-dhismaha-wadooyinka-puntland-oo-ka-hadashay-dilkii-eng-cabdirashiid\/","title":{"rendered":"Hay\u2019adda Dhismaha Wadooyinka Puntland Oo Ka Hadashay Dilkii Eng.Cabdirashiid"},"content":{"rendered":"<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/09\/abdirashidd-740x452.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/09\/abdirashidd-740x452-300x183.jpg\" alt=\"abdirashidd-740x452\" width=\"300\" height=\"183\" class=\"alignleft size-medium wp-image-22904\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/09\/abdirashidd-740x452-300x183.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/09\/abdirashidd-740x452.jpg 740w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a>Agaasimaha Hay\u2019ada dhismaha Wadooyinka Puntland ee PHA Mudane Maxamuud Cabdi ayaa ka hadlay dilkii xalay loo geystay Eng.Cabdirashiid Bulxan Boqor oo kamid ahaa saraakiisha sare ee hay\u2019ada PHA.<\/p>\n<p>Madaxda hay\u2019ada PHA ayaa sheegay inay si weyn uga tiiraanyeysan yihiin dilka ka dhacay bartamaha magaalada Garowe xalay wakhti danbe, waxayna sheegeen in aysan weli la socon cida ka danbeysay dilkan.<\/p>\n<p>Eng.Cabdirashiid ayaa kamid ahaa saraakiisha qaabilsan dhismayaasha iyo dayactirka wadooyinka waaweyn ee deegaanada Puntland.<\/p>\n<p>Agaasimaha PHA ayaa sheegay in Marxuumka xalay la dilay xili uu ka yimid goob farmiyeshiye ah oo uu kasoo gatay daawooyin.<\/p>\n<p>Hay\u2019adaha Amaanka ayaa weli laga sugayaa inay war kasoo saaraan habka uu dilka u dhacay iyo baaritaanka dilka loo geystay sarkaalkan oo maanta aas qaran loo sameenayo.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Agaasimaha Hay\u2019ada dhismaha Wadooyinka Puntland ee PHA Mudane Maxamuud Cabdi ayaa ka hadlay dilkii xalay loo geystay Eng.Cabdirashiid Bulxan Boqor oo kamid ahaa saraakiisha sare ee hay\u2019ada PHA. Madaxda hay\u2019ada PHA ayaa sheegay inay si weyn uga tiiraanyeysan yihiin dilka ka dhacay bartamaha magaalada Garowe xalay wakhti danbe, waxayna sheegeen in aysan weli la socon [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-22903","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/22903","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=22903"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/22903\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":22905,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/22903\/revisions\/22905"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=22903"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=22903"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=22903"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}