{"id":22896,"date":"2014-09-25T13:30:35","date_gmt":"2014-09-25T10:30:35","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=22896"},"modified":"2014-09-25T13:30:35","modified_gmt":"2014-09-25T10:30:35","slug":"sarkaal-ka-tirsan-ciidamada-puntland-oo-xalay-lagu-dilay-magaalada-garoowe","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2014\/09\/sarkaal-ka-tirsan-ciidamada-puntland-oo-xalay-lagu-dilay-magaalada-garoowe\/","title":{"rendered":"Sarkaal Ka Tirsan Ciidamada Puntland Oo Xalay Lagu Dilay Magaalada Garoowe"},"content":{"rendered":"<p>C\/rashiid Bulxan Boqor Cismaan, oo ka tirsanaa Hay\u2019adda Wadooyinka ee Maamul Goboleedka Puntlan Ayaa Xoogag hubeysan waxay ku toogatay agagaaraha Hotel Towfiiq ee Bartamaha Magaalada Garoowe, waxayna daqiiqado ka dib ka baxsadeen goobtii ay ku dileen.<\/p>\n<p>Ciidanka ammaanka ee Puntland, ayaa xalay oo dhan hawlgalo kala duwan ka waday Magaalada Garoowe, lamana garanaayo haddii ay dad ku soo qab qabteen iyo in kale.<\/p>\n<p>Mid ka mid ah dadka ku dhaqan Magaalada Garoowe, ayaa sheegaaya in Ciidamada Booliska ay xalay xireen wadooyinka, wixii ka dambeeyay 11-kii habeenimo, oo dilka C\/rashiid Bulxan Boqor Cismaan uu dhacay.<\/p>\n<p>Laamaha ammaanka, ayaan weli ka hadlin dilka Sarkaalkaan loogu geystay Xarunta Maamul Goboleedka Puntland, waxaase la filayaa in saacadaha soo socdo ay ka hadlaan.<\/p>\n<p>C\/rashiid Bulxan, ayaa ka tirsanaa aqoonyahanada reer Puntland ee dalka dibdiisa wax ku soo baratay, iyadoo aan la aqoon baahida keentay in la dilo iyo weliba cidii dishay.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>C\/rashiid Bulxan Boqor Cismaan, oo ka tirsanaa Hay\u2019adda Wadooyinka ee Maamul Goboleedka Puntlan Ayaa Xoogag hubeysan waxay ku toogatay agagaaraha Hotel Towfiiq ee Bartamaha Magaalada Garoowe, waxayna daqiiqado ka dib ka baxsadeen goobtii ay ku dileen. Ciidanka ammaanka ee Puntland, ayaa xalay oo dhan hawlgalo kala duwan ka waday Magaalada Garoowe, lamana garanaayo haddii ay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-22896","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/22896","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=22896"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/22896\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":22897,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/22896\/revisions\/22897"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=22896"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=22896"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=22896"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}