{"id":22882,"date":"2014-09-20T07:28:21","date_gmt":"2014-09-20T04:28:21","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=22882"},"modified":"2014-09-20T07:28:21","modified_gmt":"2014-09-20T04:28:21","slug":"raila-odingauhuru-kenyatta-waa-in-ciidamadiisa-uu-ka-soo-saaro-jubbooyinka-iyo-gedosi-dadk-dhiigooda-looga-badbaadiyo-shabaabka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2014\/09\/raila-odingauhuru-kenyatta-waa-in-ciidamadiisa-uu-ka-soo-saaro-jubbooyinka-iyo-gedosi-dadk-dhiigooda-looga-badbaadiyo-shabaabka\/","title":{"rendered":"&#8220;Raila Odinga&#8221;Uhuru Kenyatta Waa In Ciidamadiisa Uu Ka Soo Saaro Jubbooyinka Iyo Gedo,Si Dadk Dhiigooda Looga Badbaadiyo Shabaabka"},"content":{"rendered":"<p>Raila Odinga Oo Ah Ra\u2019iisal Wasaarihii hore ee Kenya ahna Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ee CORD, ayaa wuxuu daboolka ka qaaday inay weli muuqato halista Al Shabaab, ay ku tahay Qaranka Kenya, iyadoo uu ka digay weeraro kale oo ay ka geystaan dalkaasi.<\/p>\n<p>Raila Odinga oo socdaal ku maraaya Magaalada Barlin ee dalka Jarmalka, ayaa hay\u2019adaha amniga ee Kenya ku eedeeyay inay ka hortaggi kari la\u2019yihiin weerarada kaga imaanaaya dagaal-yahanada hubeysan ee Al Shabaab.<\/p>\n<p>Waxa uu intaa ku daray in laamaha ammaanka looga baahnaa inay fashiliyaan weerarada uu dhiigga badani ku daadanaayo, ee ay Shabaabku la beegsanayaan dadka aan hubeysnayn ee reer Kenya.<\/p>\n<p>Isagoo Warbaahinta la hadlaayay, ayaa wuxuu markale ku celiyay in Dowladda Uhuru Kenyatta uu ugu baaqaayo in Ciidamada Kenya ka soo saarto Gobolada Jubbooyinka iyo Gedo, si dadka reer Kenya dhiigooda looga badbaadiyo Shabaabka, sida uu yiri.<\/p>\n<p>Dhanka kale hadalka ka soo yeeray Raila Odinga waxay ku soo aadeysaa, hal maalin ka hor weerarkii abaabulnaa ee ay Shabaabku ku wiiqeen rugtii ganacsiga ee Westgate.<\/p>\n<p>Dagaal-yahanada Al Shabaab, ayaa gudaha u galay Westgate 21-kii bishii September ee sanadkii tagey, iyagoona ku dilay in ka badan 60 ruux oo ay ku jiraan dad ajaaniib ah.<\/p>\n<p>Kenya waxay maalin ka hor ay dib u fasaxday dalxiise-yaasha Reer Galbeedka inay imaan karayaan dalkeeda, ka gadaal markii ay billo ka hor joojisay dalxiiskii ay ku imanayeen Kenya, sababo ku aadan weeraro kaga yimaada Shabaab oo laga cabsi qabay awadeed.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Raila Odinga Oo Ah Ra\u2019iisal Wasaarihii hore ee Kenya ahna Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ee CORD, ayaa wuxuu daboolka ka qaaday inay weli muuqato halista Al Shabaab, ay ku tahay Qaranka Kenya, iyadoo uu ka digay weeraro kale oo ay ka geystaan dalkaasi. Raila Odinga oo socdaal ku maraaya Magaalada Barlin ee dalka Jarmalka, ayaa hay\u2019adaha [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-22882","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/22882","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=22882"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/22882\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":22883,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/22882\/revisions\/22883"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=22882"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=22882"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=22882"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}