{"id":22870,"date":"2014-09-18T22:32:25","date_gmt":"2014-09-18T19:32:25","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=22870"},"modified":"2014-09-18T22:32:25","modified_gmt":"2014-09-18T19:32:25","slug":"cwali-sheikhsababta-xilka-looga-qaaday-sanboloshe-waaxildhibaan-uu-kula-kacay-xarag-iyo-si-khaldan-uu-ula-hadlay-madaxda-dowladda","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2014\/09\/cwali-sheikhsababta-xilka-looga-qaaday-sanboloshe-waaxildhibaan-uu-kula-kacay-xarag-iyo-si-khaldan-uu-ula-hadlay-madaxda-dowladda\/","title":{"rendered":"\u201cC\/wali Sheikh\u201dSababta Xilka Looga Qaaday Sanboloshe Waa,Xildhibaan Uu Kula Kacay Xarag Iyo Si Khaldan Uu Ula Hadlay Madaxda Dowladda."},"content":{"rendered":"<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/09\/shir-london.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/09\/shir-london-300x199.jpg\" alt=\"shir-london\" width=\"300\" height=\"199\" class=\"alignleft size-medium wp-image-22871\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/09\/shir-london-300x199.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/09\/shir-london.jpg 640w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a>Xilli Uu Wareysi siiyay laanta Afka Soomaaliga ee BBC-da Ra\u2019iisul Wasaaraha Soomaaliya C\/wali Sheekh Axmed Isagoo ku sugan magaalada London ayaa Waxa uu ka hadlay arrimo kala duwan oo ay ka mid tahay xil ka qaadistiiay Golaha Wasiirada ku sameeyeen Agaasimihii Hey\u2019adda Nabadsugida C\/llaahi Maxamed Cali (Sanbaloolshe).<\/p>\n<p>Ra\u2019iisul Wasaare C\/wali Sheikh ayaa sheegay in xil ka qaadistan ay ka dambeysay markii ay u dulqaadan waayeen xarig lagula kacay Mas\u2019uuliyiin ka tirsan dowladda, hadalo kulul oo uu Madaxda ku weeraray iyo ku Takri fal awoodeed uu ku dhaqmay Sanbaloolshe.<\/p>\n<p>\u201cRa\u2019iisul Wasaare C\/wali \u201cRuntii Mar walba is bedel awoodeed waa uu dhacayaa, sababaha keenay in xilka laga qaado waxay ahaayeen howsha qaabka uu u qabanayo oo aan markaa loo arkeyn inay caawineyso siyaasada dowladda oo ah in la helo adeeg xaga nabadgelyada oo degan\u201dayuu yirri.<\/p>\n<p>Ra\u2019iisul Wasaaraha oo sii hadlayay ayaa yiri \u201cSidoo kale waxaa ka mid ahaa dhaqamo xarig ah oo nin xildhibaan ah lagula kacay iyo madaxda dowladda oo si toos ah loo weeraro hadal ahaan, waxyaabo aan aad ugu habooneyn hey\u2019adaha noocaas oo kale ayaa keentay in golaha wasiirada uu go\u2019aankaas gaaro, sidaas ayay ku timid\u201d<\/p>\n<p>Inkastoo aan wali Madaxweynuhu aqbalin xil ka qaadistaas, ayaa hadana waxaa jira kala aragti duwanaan u dhaxeeya Madaxweynaha iyo Ra\u2019iisul Wasaaraha oo ka dhashay xil ka qaadistaas, balsa lama oga halka ay ku dambeyn doonto arrintan oo ay salka la sii gashay arrimo kale.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xilli Uu Wareysi siiyay laanta Afka Soomaaliga ee BBC-da Ra\u2019iisul Wasaaraha Soomaaliya C\/wali Sheekh Axmed Isagoo ku sugan magaalada London ayaa Waxa uu ka hadlay arrimo kala duwan oo ay ka mid tahay xil ka qaadistiiay Golaha Wasiirada ku sameeyeen Agaasimihii Hey\u2019adda Nabadsugida C\/llaahi Maxamed Cali (Sanbaloolshe). Ra\u2019iisul Wasaare C\/wali Sheikh ayaa sheegay in xil [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-22870","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/22870","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=22870"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/22870\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":22872,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/22870\/revisions\/22872"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=22870"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=22870"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=22870"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}