{"id":22869,"date":"2014-09-18T22:38:47","date_gmt":"2014-09-18T19:38:47","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=22869"},"modified":"2014-09-18T22:38:47","modified_gmt":"2014-09-18T19:38:47","slug":"barre-hiiraaleaniga-iyo-axmed-madoobe-dagaal-ayaa-naga-dhaxeeya-labadeenu-madaxweynayaal-ayaan-sheeganay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2014\/09\/barre-hiiraaleaniga-iyo-axmed-madoobe-dagaal-ayaa-naga-dhaxeeya-labadeenu-madaxweynayaal-ayaan-sheeganay\/","title":{"rendered":"Barre Hiiraale&#8221;Aniga Iyo Axmed Madoobe Dagaal Ayaa Naga Dhaxeeya Labadeenu Madaxweynayaal Ayaan Sheeganay&#8221;."},"content":{"rendered":"<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/09\/barre-740x493.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/09\/barre-740x493-300x199.jpg\" alt=\"barre-740x493\" width=\"300\" height=\"199\" class=\"alignleft size-medium wp-image-22610\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/09\/barre-740x493-300x199.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/09\/barre-740x493.jpg 740w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a>Xildhibaan Barre Hiiraale ayaa markale ku celiyay in uusan miiska wadahadalka lafariisan doonin Axmed Madoobe oo ciidanka Kenya ugacan geliyay magaalada Kismaayo Wuxuuna Barre Hiiraale warbaahinta u sheegay in haba yaraatee wax xariir ah aysan kala dhaxayn Axmed Madoobe.<\/p>\n<p>&#8220;Anigu lama hadlayo Axmed Madoobe sababtoo ah labadeenuba waxaan sheeganay madaxweynayaal dagaalna waa na dhaxmaray sidaasi daraadeed majirto meel aan ku heshiinay\u201dayuu yiri Hiiraale.<\/p>\n<p>Siyaasigan kasoo jeeda Jubbooyinka ayaa ku goodiyay in uu dib ubilaabi doono loolankii hubeysnaa haddii aan laga dhabayn wax uu ugu yeeray dadaaladii nabadda.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xildhibaan Barre Hiiraale ayaa markale ku celiyay in uusan miiska wadahadalka lafariisan doonin Axmed Madoobe oo ciidanka Kenya ugacan geliyay magaalada Kismaayo Wuxuuna Barre Hiiraale warbaahinta u sheegay in haba yaraatee wax xariir ah aysan kala dhaxayn Axmed Madoobe. &#8220;Anigu lama hadlayo Axmed Madoobe sababtoo ah labadeenuba waxaan sheeganay madaxweynayaal dagaalna waa na dhaxmaray sidaasi [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-22869","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/22869","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=22869"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/22869\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":22873,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/22869\/revisions\/22873"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=22869"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=22869"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=22869"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}