{"id":22864,"date":"2014-09-18T22:09:02","date_gmt":"2014-09-18T19:09:02","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=22864"},"modified":"2014-09-18T22:09:02","modified_gmt":"2014-09-18T19:09:02","slug":"dagaallo-u-dhaxeeya-al-shabaab-iyo-ciidamada-amisom-oo-ka-dhacay-deegaanka-xaawa-cabdi-ee-gshhoose","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2014\/09\/dagaallo-u-dhaxeeya-al-shabaab-iyo-ciidamada-amisom-oo-ka-dhacay-deegaanka-xaawa-cabdi-ee-gshhoose\/","title":{"rendered":"Dagaallo  U Dhaxeeya Al-Shabaab Iyo Ciidamada AMISOM Oo Ka Dhacay Deegaanka Xaawa Cabdi Ee G\/Sh\/Hoose."},"content":{"rendered":"<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/09\/duqayn-baydhabo.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/09\/duqayn-baydhabo-300x235.jpg\" alt=\"duqayn-baydhabo\" width=\"300\" height=\"235\" class=\"alignleft size-medium wp-image-22717\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/09\/duqayn-baydhabo-300x235.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/09\/duqayn-baydhabo.jpg 383w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a>Wararka ka imaanaya gobolka shabeelaha Hoose ayaa sheegaya in dagaallo culus ay maatnta duhurkii ka qarxeen xilli ciidamada shabaabul mujaahidiin ay kordhiyeen weerarada ka dhanka ah Ciidamada Nabad Ilaalinta u Jooga Soomaaliya Ee AMISOM. <\/p>\n<p>Maanta duhurkii ayay dagaallo culus ka bilaawdeen deegaanka Xaawa Cabdi ee duleedka magaalada Muqdisho,dagaalka ayaa yimid kadib markii ciidanka Al-shabaab weerareen saldhig ciidanka Amisom  ay halkaasi ku leeyihiin.<\/p>\n<p>Saraakiisha Al-Shabaab Ah ayaa sheegaya in ciidamadooda ay hub ka qabsadeen ciidamada AMISOM waxaana hubkaasi kamid ah qoriga PKM-ka loo yaqaan.<\/p>\n<p>Dhawaqa rasaas iyo madaafiic lays dhaafsanayay ayaa laga maqlayay duleedka magaalada Muqdisho,waana markii 2-aad oo isbuucan gudihiisa ay dagaallo ka dhacaan Ceelasha Biyaha.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka ka imaanaya gobolka shabeelaha Hoose ayaa sheegaya in dagaallo culus ay maatnta duhurkii ka qarxeen xilli ciidamada shabaabul mujaahidiin ay kordhiyeen weerarada ka dhanka ah Ciidamada Nabad Ilaalinta u Jooga Soomaaliya Ee AMISOM. Maanta duhurkii ayay dagaallo culus ka bilaawdeen deegaanka Xaawa Cabdi ee duleedka magaalada Muqdisho,dagaalka ayaa yimid kadib markii ciidanka Al-shabaab weerareen [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-22864","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/22864","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=22864"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/22864\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":22865,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/22864\/revisions\/22865"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=22864"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=22864"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=22864"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}