{"id":22859,"date":"2014-09-18T21:59:22","date_gmt":"2014-09-18T18:59:22","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=22859"},"modified":"2014-09-18T21:59:22","modified_gmt":"2014-09-18T18:59:22","slug":"raiisul-wazaaraha-oo-sheegay-ineysan-jirin-khilaaf-u-dhaxeeya-isaga-iyo-madaxweynaha","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2014\/09\/raiisul-wazaaraha-oo-sheegay-ineysan-jirin-khilaaf-u-dhaxeeya-isaga-iyo-madaxweynaha\/","title":{"rendered":"Ra\u2019iisul Wazaaraha Oo Sheegay Ineysan Jirin Khilaaf U Dhaxeeya Isaga Iyo Madaxweynaha."},"content":{"rendered":"<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/09\/Cabdiwali-195x110.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/09\/Cabdiwali-195x110.jpg\" alt=\"Cabdiwali-195x110\" width=\"195\" height=\"110\" class=\"alignleft size-full wp-image-22860\" \/><\/a>Ra\u2019iisul Wasaaraha soomaaliya C\/wali Sheekh kulan uu la qaatay Jaaliyada Soomaaliyeed ee ku dhaqan magaalada Birmingham u sheegay in aanay jirin wax khilaaf ah oo u dhaxeeya isaga iyo Madaxweynaha, hase ahaatee la tuhunsan yahay in kala aragti duwanaanshaha xilligan u dhaxeysa inay ka dhalatay xil ka qaadista Mr Sanbaloolshe oo aad ugu dhow Madaxweynaha.<\/p>\n<p>7-dii bishan ayay aheyd markii Golaha Wasiirada ay xilka ka qaadeen C\/llaahi Maxamed Cali Sanbaloolshe oo 9-kii bishii July Madaxweynaha u magacaabay Agaasimaha Hey\u2019adda Nabadsugida Qaranka.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ra\u2019iisul Wasaaraha soomaaliya C\/wali Sheekh kulan uu la qaatay Jaaliyada Soomaaliyeed ee ku dhaqan magaalada Birmingham u sheegay in aanay jirin wax khilaaf ah oo u dhaxeeya isaga iyo Madaxweynaha, hase ahaatee la tuhunsan yahay in kala aragti duwanaanshaha xilligan u dhaxeysa inay ka dhalatay xil ka qaadista Mr Sanbaloolshe oo aad ugu dhow Madaxweynaha. [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-22859","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/22859","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=22859"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/22859\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":22863,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/22859\/revisions\/22863"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=22859"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=22859"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=22859"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}