{"id":22797,"date":"2014-09-11T18:15:31","date_gmt":"2014-09-11T15:15:31","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=22797"},"modified":"2014-09-11T18:15:31","modified_gmt":"2014-09-11T15:15:31","slug":"barack-obama-waan-burburineynaa-ururka-isis","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2014\/09\/barack-obama-waan-burburineynaa-ururka-isis\/","title":{"rendered":"&#8220;Barack Obama&#8221; Waan Burburineynaa Ururka ISIS"},"content":{"rendered":"<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/09\/obama.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/09\/obama.jpg\" alt=\"obama\" width=\"268\" height=\"151\" class=\"alignleft size-full wp-image-22798\" \/><\/a>9kii fiidnimo ee habeenkii Arbacada ee xiliga magaalada Washington ayaa Madaxweyne Barack Obama Ayaa Waxa Uu jeediyey khudbad la sugayey oo bilowgii toddobaadkan la sii shaaciyey In Uu Kaga Hadli Doono Arimo Farabadan. <\/p>\n<p>Khudbaddaani oo ku saabsaneyd sidii looga hortagi lahaa ururka ISIS ka dagaalama dalalka Ciraaq iyo Suuriya ayaa ku soo beegantay sanadguuradii 13aad ee weeraradii Maraykanka lagu qaaday 11kii bishii september ee sanadkii 2001dii.<\/p>\n<p>Mr. Obama ayaa khudbadiisa Ku sheegay qodobo dhowr ah oo ururka ISIS lagu naafeynayo, marka u dambeysana lagu burburinayo.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>9kii fiidnimo ee habeenkii Arbacada ee xiliga magaalada Washington ayaa Madaxweyne Barack Obama Ayaa Waxa Uu jeediyey khudbad la sugayey oo bilowgii toddobaadkan la sii shaaciyey In Uu Kaga Hadli Doono Arimo Farabadan. Khudbaddaani oo ku saabsaneyd sidii looga hortagi lahaa ururka ISIS ka dagaalama dalalka Ciraaq iyo Suuriya ayaa ku soo beegantay sanadguuradii 13aad [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-22797","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/22797","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=22797"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/22797\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":22799,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/22797\/revisions\/22799"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=22797"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=22797"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=22797"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}