{"id":22791,"date":"2014-09-11T17:52:37","date_gmt":"2014-09-11T14:52:37","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=22791"},"modified":"2014-09-11T17:52:37","modified_gmt":"2014-09-11T14:52:37","slug":"maamulka-gobolka-banaadir-oo-qalab-xafiiseed-gudoonsiiyay-maamulka-degmada-wadajir","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2014\/09\/maamulka-gobolka-banaadir-oo-qalab-xafiiseed-gudoonsiiyay-maamulka-degmada-wadajir\/","title":{"rendered":"Maamulka Gobolka Banaadir Oo Qalab Xafiiseed Gudoonsiiyay Maamulka Degmada Wadajir"},"content":{"rendered":"<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/09\/gogol.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/09\/gogol-300x200.jpg\" alt=\"gogol\" width=\"300\" height=\"200\" class=\"alignleft size-medium wp-image-22792\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/09\/gogol-300x200.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/09\/gogol.jpg 640w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a>Munaasabadda qalab wareejinta oo lagu qabtay xarunta Degmada Wadajir ayaa waxaa ka soo qeyb galay Gudoomiye ku xigeenka arrimaha siyaasadda degmadaWadajir  mudane, Abdifitaax Barre Guure oo hadlo kooban kadib uga mahadceliyay maamulka Gobolka Banaadir mashruuciisa Danguud qalabka ay maanta ku wareejiyeen saldhigga degmada wadajir.<\/p>\n<p>Taliyaha Saldhigga degmada Wadajir Cabdi Maxamuud oo qalabka lagu wareejiyay ayaa isaguna hadalo isugu jiray mahadcelin iyo dhiiragelin ka jeediyay munaasabada.<\/p>\n<p>Ugu dambeyntii shacabka degmada ee kasoo qeyb galay munaasabadda qalab wareejinta ayaa su\u2019aallo ku aadanaa wadashaqeynta saldhigga iyo shacabka degmada ka dhexeysa waydiiyay Taliyaha Saldhigga degmada Wadajir.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Munaasabadda qalab wareejinta oo lagu qabtay xarunta Degmada Wadajir ayaa waxaa ka soo qeyb galay Gudoomiye ku xigeenka arrimaha siyaasadda degmadaWadajir mudane, Abdifitaax Barre Guure oo hadlo kooban kadib uga mahadceliyay maamulka Gobolka Banaadir mashruuciisa Danguud qalabka ay maanta ku wareejiyeen saldhigga degmada wadajir. Taliyaha Saldhigga degmada Wadajir Cabdi Maxamuud oo qalabka lagu wareejiyay ayaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-22791","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/22791","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=22791"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/22791\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":22793,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/22791\/revisions\/22793"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=22791"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=22791"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=22791"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}