{"id":22781,"date":"2014-09-11T04:55:33","date_gmt":"2014-09-11T01:55:33","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=22781"},"modified":"2014-09-11T05:00:33","modified_gmt":"2014-09-11T02:00:33","slug":"qareen-cali-xalane-waan-maqalney-ina-jir-dil-suxufiyiintaasi-loo-geesanayo-balse-hadda-arintaasi-waa-mid-aan-ka-gaabsaneyno","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2014\/09\/qareen-cali-xalane-waan-maqalney-ina-jir-dil-suxufiyiintaasi-loo-geesanayo-balse-hadda-arintaasi-waa-mid-aan-ka-gaabsaneyno\/","title":{"rendered":"\u201cQareen Cali Xalane\u201d Waan Maqalney In Jir Dil Suxufiyiintaasi Loo Geesanayo, Balse Hadda Arintaasi Waa Mid Aan Ka Gaabsaneyno."},"content":{"rendered":"<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/09\/Wariyayaasha-Godka1.daqarjpg.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/09\/Wariyayaasha-Godka1.daqarjpg-300x192.jpg\" alt=\"Wariyayaasha-Godka1.daqarjpg\" width=\"300\" height=\"192\" class=\"alignleft size-medium wp-image-22782\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/09\/Wariyayaasha-Godka1.daqarjpg-300x192.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/09\/Wariyayaasha-Godka1.daqarjpg.jpg 520w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a><br \/>\nXabsiyo Ku Yaalo Magaalada Muqdisho Oo Ay Maamulaan Dowlada Soomaaliya Ayaa Waxaa Ku Xeran Dhowr Suxufi Iyo Idaacado Gaar Loo Leeyahay Ka Gadaal Markii Lagu Eedeeyey In Ay Baahiyaan Warar Qal Qal Galino Amaanka Waxaana Wariyayaashaasi Ay Ku Kala Xeranyihiin Xabsiga Godka Jilacow Iyo Xabsiga Dhexe Ee Gaal Shire.<\/p>\n<p>Suxufiyiinta Iyo Idaacadah Madaxa Banaan Ayaa Waxa Ay Kala Yihiin Max\u2019uud Max\u2019ed Daahir Carab Oo Ah Agaasimaha Idaacada Sky fm, C\/Maalik Yuusuf, Milkiilaha Guud Ee Idaacadaha Sky Iyo Shabelle Max\u2019ed Bashiir Xaashi Kheyrre Oo Ah Madaxa Wararka Idaacada Shabelle Iyo Axmed Cabdi Xasan Oo Isna Ah Wariye Ka Howlgali Jiray Idaacada Shabelle.<br \/>\n Suxufiyiintaani Ku Xeran Xabsiyada Magaalada Muqdisho Ayaa Wax Maxkamad Ah La Soo Istaajinin  Ilaa Iyo Waqtigaan  Iyadoona Ay Jirto Jir Dil Loo Geestay Wariyayaashaasi Inta Ay Ku Jireen Gacanta Dowlada Soomaaliya Islamarkaana Ay Wax War Ah Ka Soo Saarin Masuuliyiinta Dowlada.<\/p>\n<p>Qareen Cali Xalane Oo Ah Mid Ka Mid Ah Qareenada Difaacaya Suxufiyiintani Ku Xeran Xabsiga Gaalshire Oo BBC,da La Hadlay Ayaa Sheegay In Uu Xabsiga Kula Kulmay Suxufiintaasi Ayna U Sheegeen In Xaaladooda Ay Aad U Cakirantahay Tan Iyo Markii Ay Galeen Gacanta Dowlada Jir Dillo Xooganna Ay Kula Keceen Ciidamada Dowlada.<\/p>\n<p>Sidoo Kale Qareen Cali Xalane Ayaa Wax Laga Weydiyey Xarag Bilaa Maxkamad Ah Waxa Uu Ka Dhigayo Qaanuunka Sharciga Ah Isagoona Shegay In Uu Kala Saarayo Qaanuunka Xaraga Waxna Ay Ka Weydiin Doonaan Sida Ay Ku Suuroobi Karto In Leyska Xerto Dad Aan Maxkamadi Xukumin Islamarkaana Lagula Kaco Jir Dil Baahsan.<\/p>\n<p>Cali Xalane Oo Ah Qareenada U Doodayo Suxufiyiintaasi Mid Ka Mid Ah Ayaa Ka Gaabsaday Su\u2019aal heyd In Ay Jiraan Jir Dilo Ilaa Iyo Xiligaan Loo Geysto Wariyayaasha Wuxuuna Isaga Oo Gadaal Ka Baqanayo Sheegay In Ay Jiraan Jirdillo Balse Uusan Ka Hordhici Doonin Inta Laga Soo Istaajinayo Maxkamad,Uuna Kala Hor Xisaabtami Doono Maxkamada Horteeda Sababta Ay Ku Dhacday In Jirdil Loo Geesto Wariyayaashaasi.<\/p>\n<p>Horaantii Bishii Eynu Ka Soo Gudubney Ayey Eheyd Markii Ciidamo Ka Tirsan Kuwa Dowlda Ay Weerar Ku Qaadeen Idaacadaha Shabelle Iyo Sky fm Islamarkaana Ay Furteen Guud Ahaan Qalabkii Ay Ku Shaqeynayeen Labadaasi Idaacadood Xabsiga Godka Jilacowna Ay U Taxaabeen Guud Ahaan Shaqaalaha Idaacadahaasi Balse Ay Dib Kasoo Daayeen Qaar Ka Tirsan Wariyayaasha Ka Gadaal Markii Ay Jirdill Iyo Xabsi Isugu Dareen Sadde Ka Mid Ah Wariyayaashaasi<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xabsiyo Ku Yaalo Magaalada Muqdisho Oo Ay Maamulaan Dowlada Soomaaliya Ayaa Waxaa Ku Xeran Dhowr Suxufi Iyo Idaacado Gaar Loo Leeyahay Ka Gadaal Markii Lagu Eedeeyey In Ay Baahiyaan Warar Qal Qal Galino Amaanka Waxaana Wariyayaashaasi Ay Ku Kala Xeranyihiin Xabsiga Godka Jilacow Iyo Xabsiga Dhexe Ee Gaal Shire. Suxufiyiinta Iyo Idaacadah Madaxa Banaan Ayaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-22781","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/22781","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=22781"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/22781\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":22784,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/22781\/revisions\/22784"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=22781"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=22781"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=22781"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}