{"id":22748,"date":"2014-09-09T19:36:38","date_gmt":"2014-09-09T16:36:38","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=22748"},"modified":"2014-09-09T19:40:21","modified_gmt":"2014-09-09T16:40:21","slug":"fuaad-shongole-waxaan-u-sheegeynaa-obama-isaga-iyo-inta-uu-hogaamiyo-dilka-abu-zubeyr-uu-dilay-waxaa-ka-dambeen-doonto-dilal-badanoo-mareykanka-ka-dhacdo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2014\/09\/fuaad-shongole-waxaan-u-sheegeynaa-obama-isaga-iyo-inta-uu-hogaamiyo-dilka-abu-zubeyr-uu-dilay-waxaa-ka-dambeen-doonto-dilal-badanoo-mareykanka-ka-dhacdo\/","title":{"rendered":"&#8220;Fu&#8217;aad Shongole&#8221; Waxaan U Sheegeynaa Obama, Isaga Iyo Inta Uu Hogaamiyo Dilka Abu-Zubeyr Uu Dilay Waxaa Ka Dambeen Doonto Dilal Badanoo Mareykanka Ka Dhacdo."},"content":{"rendered":"<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/09\/sheikh-fuad-shongola.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/09\/sheikh-fuad-shongola-300x225.jpg\" alt=\"sheikh-fuad-shongola\" width=\"300\" height=\"225\" class=\"alignleft size-medium wp-image-22751\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/09\/sheikh-fuad-shongola-300x225.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/09\/sheikh-fuad-shongola.jpg 600w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a>Madaxa Dacwada ee Ururka Al Shabaab,Sheekh Fu&#8217;aad Maxamed Khalaf (Fu&#8217;aad Shongole), ayaa waxa uu ku goodiyay inay u aargudi doonaan Amiirkoodii Axmed Cabdi Aw Max&#8217;uud (Godane), oo Shabaabka dhexdiisa looga yeeri jiray Sheekh Mukhtaar C\/raxmaan (Abuu Zubeyr).<\/p>\n<p>Sidoo Kale Sheekh Fu&#8217;aad Maxamed Khalaf, ayaa fariin u diray Madaxweynaha Dowladda Mareykanka Barack Hussein Obama iyo dadkiisa, isagoo markaasi ugu goodinaaya in dad badan ay u dili doonaan dilkii Axmed Cabdi Aw Maxamed, uu Mareykanku u geystay toddobaadkii hore.<\/p>\n<p>&#8220;Waxaan u sheegeynaa Obama, isaga iyo inta uu hogaamiyo dilka Abuu Zubeyr uu dilay waxaa ka dambeen doonto dil badan, oo Mareykan uu dhiman doono.&#8221; ayuu yiri Sheekh Fu&#8217;aad Maxamed Khalaf.<\/p>\n<p>Sidoo kale waxa uu tibaaxay in ay iyagu yihiin dad wixii ay ku hadlaan fuliya, isla-markaana uu Alle barakeeyo hadalkoodu, sida uu hadalka u dhigay.<\/p>\n<p>&#8220;Anaga dad baanu nahay hadal baan niraahnaa, hadalkayagana Allaa barakeeyo wuu fullaa.&#8221; ayuu yiri Madaxa Dacwada ee Ururka Al Shabaab.<\/p>\n<p>&#8220;Insha&#8217;Allaahu ma dayacmaayo dhiiggaa isaga ah, rag baa fa&#8217;rigaa daba taagan.&#8221; ayuu yiri Sheekh Fu&#8217;aad Shongole, wuxuu kaloo yiri &#8220;Anagu aabayaalkayaga geesiyaal bay ahaayeen.&#8221; <\/p>\n<p>Sheekh Shongole, ayaa tiriyay gabay uu ku weeraraayo Madaxweynaha Mareykanka, isagoo markaasi ku sifeynaaya in uu yahay hogaamiye fuley ah, waa sida uu yiri.<\/p>\n<p>Warbaahinta afka Shabaabka ku hadasha, ayaa baahisay codka Ina Shongole, iyagoona ku sheegay khudbad dheer oo uu kaga hadlaayay dilkii Ina Godane.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxa Dacwada ee Ururka Al Shabaab,Sheekh Fu&#8217;aad Maxamed Khalaf (Fu&#8217;aad Shongole), ayaa waxa uu ku goodiyay inay u aargudi doonaan Amiirkoodii Axmed Cabdi Aw Max&#8217;uud (Godane), oo Shabaabka dhexdiisa looga yeeri jiray Sheekh Mukhtaar C\/raxmaan (Abuu Zubeyr). Sidoo Kale Sheekh Fu&#8217;aad Maxamed Khalaf, ayaa fariin u diray Madaxweynaha Dowladda Mareykanka Barack Hussein Obama iyo dadkiisa, [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-22748","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/22748","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=22748"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/22748\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":22752,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/22748\/revisions\/22752"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=22748"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=22748"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=22748"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}